Dawo:Gudomiyaha Ramaax Oo Si Adag U Beeniyay War Laga Baahiyay, Wacadna Ku Maray Inuu Sharciga La Tiigsandoono Cidii Magaciisa Ku Been Abuuratay.
Badhasaabka Gobolka Awdal, Maxamuud Cali Saleebaan (Ramaax) ayaa si adag u beeniyay war uu ka baahiyay mid kamid ah Wargaysyada ka soo baxa Magaalada Hargaysa, sidoo kale wuxuu ballaan ku qaaday inuu sharciga la tiigsanaayo cidii warkaas beenta ah ee aanu odhan ka faa'fisay.
Geesta kale Badhasabka Gobolka Awdal jawaab ka bixiyay hadal uu Xidlhibaan Siciid Cilmi Rooble oo dabajoogay warkaasi uu isaga ku weeraray. Badhasaabka Gobolka Awdal oo Muqaalka hadalkiisi oo dhamaystiran Hoos Ka DAAWO.
Dawo:Gudomiyaha Ramaax Oo Si Adag U Beeniyay War Laga Baahiyay, Wacadna Ku Maray Inuu Sharciga La Tiigsandoono Cidii Magaciisa Ku Been Abuuratay.
Badhasaabka Gobolka Awdal, Maxamuud Cali Saleebaan (Ramaax) ayaa si adag u beeniyay war uu ka baahiyay mid kamid ah Wargaysyada ka soo baxa Magaalada Hargaysa, sidoo kale wuxuu ballaan ku qaaday inuu sharciga la tiigsanaayo cidii warkaas beenta ah ee