Ciidamadda Ilaalada Xeebaha Talyaaniga Oo Badbaadiyey 4500 Oo Tahribayaal Ah Oo Badda Marayay

0
Friday June 24, 2016 - 13:56:51 in by salman abdi
  • Visits: 742
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ciidamadda Ilaalada Xeebaha Talyaaniga Oo Badbaadiyey 4500 Oo Tahribayaal Ah Oo Badda Marayay

    Ciidamada illaalada xeebaha dalka Taliyaaniga ayaa sheegay in ay badwaynta Mediterranean-ta ay ka soo badbaadiyeen 4500 oo muhajiriin ah khamiistii oo kali ah.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ciidamada illaalada xeebaha dalka Taliyaaniga ayaa sheegay in ay badwaynta Mediterranean-ta ay ka soo badbaadiyeen 4500 oo muhajiriin ah khamiistii oo kali ah.



Waxay sheegeeen in ay sare u kacday tirada muhaajiriinta ka imaanaya waqooyiga Afrika iyadoo haatan baddu ay daggantahay.
Qaramada Midoobay ayaa horraantii bishan waxay sheegtay in 10 kun oo qof ay dhinteen iyagoo isku dayaya in ay ka tallaabaan badweynta Mediterranean-ta si ay u gaadhaan Yurub labadii sano ee la soo dhaafay.