Raysal Wasaarada Ingiriiska Oo Shaciyay Inuu Xilka Ka Degi Doono Bisha Tobnaad Ee Sannadkan

0
Friday June 24, 2016 - 13:59:09 in by salman abdi
  • Visits: 749
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Raysal Wasaarada Ingiriiska Oo Shaciyay Inuu Xilka Ka Degi Doono Bisha Tobnaad Ee Sannadkan

    Ra'iisul wasaaraha Britain, David Cameron, ayaa shaaciyay inuu iscasilayo bisha October, ka dib markii codbixiyayaasha dalkaasi ay aqlabiyad ugu codeeyeen in ay ka baxaan Midowga Yurub.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ra'iisul wasaaraha Britain, David Cameron, ayaa shaaciyay inuu iscasilayo bisha October, ka dib markii codbixiyayaasha dalkaasi ay aqlabiyad ugu codeeyeen in ay ka baxaan Midowga Yurub.



Mr Cameron ayaa si weyn ugu ololeeyay in Britain ay kasii mid ahaato Midowga Yurub, waxaana uu sheegay in uu ixtiraamayo go’aanka shacabka dalkiisa ee ay ku muujiyeen natiijada aftida.