Gudoomiyaha Maxkamada Sare Ee Somaliland Oo Dhambaal Tacsi Ah Gaadhsiiyey Ehelada Marxuun Saleebaan Axmed Hagoog Oo Hargeysa Ku Geeriyooday
-Gudoomiyaha maxkamada sare ee Somaliland Aadan Xaaji Cali ayaa dhambaal tacsi ah u diray ehelada, qaraabada iyo asxaabta uu ka geeriyooday alle haw naxariistee marxuun Saleebaan Axmed Hagoog oo ku maanta ku geeriyooday magaalada Hargeysa.
Aaamiin Aaammiin AaamiinnnnnGudoomiye Aadan Xaaji Cali ayaa mar uu la soo xidhiidhay Hadhwanaagnews waxa uu marxuunka ku sifeeyey qof wanaagsan oo ehlu cibaado ahaa, isaga oo sheegay inuu geeriyooday bil khayr badan, waxaanu ehelada marxuunka ilaahay uga baryey inuu samir iyo iimaan ka siiyo marxuunkana janadii fardawsa ka waraabiyo.