Ma Dhaba In Ciidan Dalka Ugaandha ay Ka Baxayaan 2017 Dalka Smaliya???

0
Friday June 24, 2016 - 14:18:52 in by salman abdi
  • Visits: 748
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ma Dhaba In Ciidan Dalka Ugaandha ay Ka Baxayaan 2017 Dalka Smaliya???

    Dalka Uganda Ayaa Qorsheynaya in ay Ciidamadooda Kala Baxaan Soomaaliya Dhamaadka Sanadka 2017. Afayeenka Ciidanka Uganda Lt. Col. Paddy Ankunda Afhayeenka ciidanka dalka Uganda Col. Paddy Ankunda ayaa sheegay in qorshaha dalkiisu u gudbiyey Mido

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Dalka Uganda Ayaa Qorsheynaya in ay Ciidamadooda Kala Baxaan Soomaaliya Dhamaadka Sanadka 2017. Afayeenka Ciidanka Uganda Lt. Col. Paddy Ankunda Afhayeenka ciidanka dalka Uganda Col. Paddy Ankunda ayaa sheegay in qorshaha dalkiisu u gudbiyey Midowga Afrika uu yahay in ay Soomaaliya iyo Afrikada Dhexeba ka baxayaan 2017.

"… Haddii aysan iimaan isbedel weyn, ilaa laga gaarayo waqtigaas, waxaan dooneynaa in aan ka baxno Soomaaliya….” ayuu yiri Afhayeenka gaashaandhigga Uganda.

Paddy Ankunda ma sheegin sababta ay uga baxayaan Soomaaliya marka la gaaro xiliga uu qabtey.

Dalka Uganda ayaa ah kan ugu badan ee ay ka socdaan ciidamada AMISOM ee Soomaalya, kuwaas oo guud ahaan gaaraya 22,000. Uganda ayaa Soomaaliya ciidamadeeda u soo dirtey sanadkii 2007.