Kooxda Caanka Ah Ee Barcelona Oo Qarka U Saaran Iney La Soo Wareegto Daafaca Reer Brazil Ee Marlon Santos.

0
Sunday June 26, 2016 - 15:13:27 in by salman abdi
  • Visits: 875
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Kooxda Caanka Ah Ee Barcelona Oo Qarka U Saaran Iney La Soo Wareegto Daafaca Reer Brazil Ee Marlon Santos.

    Barcelona ayaa qarka u saaran iney la soo wareegto daafaca Brazilian ka ah ee Marlon Santos oo ay amaah ku soo qaadaneyso kadibna ay la wareegi karto,

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Barcelona ayaa qarka u saaran iney la soo wareegto daafaca Brazilian ka ah ee Marlon Santos oo ay amaah ku soo qaadaneyso kadibna ay la wareegi karto,

 waxayna wada hadal meel wnaagsan maraya kula jiraan kooxda Fluminense wuxuuna xidiga marka hore ku biiri doonaa kooxda macalinGerard Lopez ee Barcelona B team.

marlon-efe-1466871140465-481x300

Marlon ayaa hore ugu dhawaa inuu u dhaqaaqo dalka Spain markii ay kooxdiisa Fluminense wada hadalo la gashay kooxdaVillarreal.

Saxooxa xidigaan ayaa imanaya kadib markii ayBarça ku fashilmayay saxiixa Gerson oo ku biiray kooxda Roma laakin wada hadalkii dhexmaray kooxdaan iyo dhigeedaFluminenseayaa siiyay fursad ay kula soo wareegi karto ciyaariyahan kale.

Shabakada ciyaaraha gobolka Catalnka ee Sport ayaa xaqiijisay in ciyaariyahanka uu ku soo biiri doono Barce todobaadka danbe.