Daawo: Naadiga Halkaraan oo Tartan Aqooneedkii Waxbarashada usoo Gabagabeeyey Dugsigada Togdheer iyo Abaalmarintii Dugsiyada Kaalmaha hore ka galay Tartankas+SAWIRO

0
Sunday June 26, 2016 - 15:17:54 in by salman abdi
  • Visits: 801
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Daawo: Naadiga Halkaraan oo Tartan Aqooneedkii Waxbarashada usoo Gabagabeeyey Dugsigada Togdheer iyo Abaalmarintii Dugsiyada Kaalmaha hore ka galay Tartankas+SAWIRO

    Munasibadan lagu soo gabagabaynayey Tartanka Waxbarashada Dugsiyada Hose Dhexe ee Gobolka Togdheer ayay ka soo qaybgaleen Maamulka Gobolka iyo Degmada Burco,

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Munasibadan lagu soo gabagabaynayey Tartanka Waxbarashada Dugsiyada Hose Dhexe ee Gobolka Togdheer ayay ka soo qaybgaleen Maamulka Gobolka iyo Degmada Burco,

Maamulayaasha Dugsiyadaii ka qaybqaatay Tartanka, Waalidiin, Arday, Guddomiyaasha Jaamacadaha, Qaarkamida Masuliiyita Ururada Bulshada iyo Madaxda Naadiga Halkaraan.

Gudomiyekuxigenka Naadia Halkaraan Jamal Abdirahman Bulale oo ugu horeyn munasibaddan ka hadlay ayaa sharaxay muhiimadda tartankan iyo muddadii uu socday.

Xubno isugu jiray macalimin, arday, masuliyinta ururada Bulshada iyo Madaxda Gobolka iyo Degmada ayaa aad u ammaanay Naadiga Halkaraan.

Gebogabadiina Waxa Badhasabkuxigenka Togdheer oo uu abaalmarino iyo shahaadoyin guddonsiiyey iskuulada tartankaasi ka soo baxay ee galay kaalmaha koowaad labaad iyo saddexaad iyado sidoo kale abaalmariyo iyo shahaado sharafyo la guddoonsiyey dhammaanba cidii ka qaybqaadatay iyo xubnihi sida weyn ugu hawlanaa tartankaasi.