"Shacabka Reer Somaliland In Si Macno La'aan Maalin Walba Ugu Dhintaan Kaymaha Magaalada Cidna Ka Yeeli Mayno" Waran-cadde.

0
Sunday June 26, 2016 - 15:36:27 in by salman abdi
  • Visits: 728
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    "Shacabka Reer Somaliland In Si Macno La'aan Maalin Walba Ugu Dhintaan Kaymaha Magaalada Cidna Ka Yeeli Mayno" Waran-cadde.

    Waftidii balaadhnay ee uu hogaaminayey wasiirka wasaarada Arrimaha Gudaha Somaliland Mudane Cali Maxamed Waran Caddeayaa saaka Aroornimadii Gaadhay Xarunta Gobolka Sool Ee Laascaanood

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waftidii balaadhnay ee uu hogaaminayey wasiirka wasaarada Arrimaha Gudaha Somaliland Mudane Cali Maxamed Waran Caddeayaa saaka Aroornimadii Gaadhay Xarunta Gobolka Sool Ee Laascaanood

Halkaasi oo waftida wasiirka ay kusoo dhaweeyeen Badhasaabka Gobolka Sool Mustafe Shiine Iyo Maamulka Gobolkaasi.

Waftidan uu hogaaminayo Wasiirka Wasaarada Arrimaha Gudaha Somaliland Ayaa Maalmahanba Safaro kala duwan oo Ay ku suganayaan amaanka Dalka iyo xalintakhilaafaadka ku joogay Gobolka Togdheer.

Badhasaabka Gobolka Sool oo ugu horeyn la hadlay warbaahinta ayaa sheegay inshaqaaqadii shalay ay ka dhacday miyiga oo laysla tagay gobolkana ay kuhayaan cudud ciidan oo hada ciidanka qaranku ku sugan yahay wax danbanaaanay ka dhicin

Wasiirka Arrimaha Gudaha Oo Markii Uu Magaalada Laascaanood uu Soo Gaadhaydhankiisa La Hadlay Warbaahinta ayaa Sheegay In cidii wanaaga iyo wada xaajoodka diida ay gacan wax kaga qabanayaan waxaana hadaladiisii kamid ahaa "ilaahaybaa Mahada leh waxaaniu saaka soo gaadhnay gobolka sool magaalada laascaanoodsidaa badhasaabku sheegay waxaa runtii ka dhacay waxyaalo naxdin leh oo aanruntii loo baahnayn, ka dawlad ahaana waxaanu jecelahay inaanu wax ka qabanowixii nagaga aadan run ahaana waxaanu shacabka u sheegaynaa inaanu gacan waxkaga qaban doono cidii u hogaansami weyda awaamiirta qaranka oo cudud ciidanu adeegsan doono dabkana la saari doono markaa wixii gaadhay cid walbaabaiyadaa is eersan doontaā€¯

Wasiirku sidoo kale isaga oo hadalkiisa sii wata waxaa uu u bahadnaqay guurtida sulaadiin iyo waxgaradka dhexdhexaadinta hore uga waday goobtaasi. Waxaanawasiirka arrimaha guduhu si nabad galyo leh u dhex luguuyey waddooyinka waaweyn ee magaalada laascaanood.