Dhacdo Mucjiso ah oo Murugo Badan: Laba Dhakhtar oo is Dhalay oo lagu kala Dilay Laba Qarax oo ka Dhacay Hotel Shaamow iyo Hotel Naasahablood ee Muqdisho+SAWIRO

0
Monday June 27, 2016 - 09:03:09 in by salman abdi
  • Visits: 1370
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dhacdo Mucjiso ah oo Murugo Badan: Laba Dhakhtar oo is Dhalay oo lagu kala Dilay Laba Qarax oo ka Dhacay Hotel Shaamow iyo Hotel Naasahablood ee Muqdisho+SAWIRO

    Wiil Aabihii Oo Dhakhtar aha Lagu Dilay Qaraxii Huteel Shaamow 2009, Oo Isagii Oo Dhakhtar Noqdayna uu Kamid Aha Dadkii Lagu Khaarajiyay Qaraxii Shalay Ka Dhacay Huteelka Naasa Hablood Ee Magaalada Muqdisho.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wiil Aabihii Oo Dhakhtar aha Lagu Dilay Qaraxii Huteel Shaamow 2009, Oo Isagii Oo Dhakhtar Noqdayna uu Kamid Aha Dadkii Lagu Khaarajiyay Qaraxii Shalay Ka Dhacay Huteelka Naasa Hablood Ee Magaalada Muqdisho.

Dr. Ducaale Maxamed waxa uu ka mid ahaa ardaydii ka qalinjebinaysay maalintii Huteelkii Shaamow ee Magaalada Muqdisho la qarxiyay sannadkii 2009- kii. Qaraxaas waxa ku dhintay Aabbihii Dr. Maxamed Aaden.

0000000000000000000000000000000000000000000000

Nasiib wanaag Wuu ka badbaadiyay isagu qaraxa waagaas ka dhacay Huteel Shaamow ee uu ku xijaabtay Aabihii, balse qadarka alle Dr. Ducaale Maxamed Aadan wuxuu kamid aha dadkii ku geeriyooday qaraxii lala beegsaday Huteelka Naasa Hablood ee Magaalada Muqdisho shalay.

Geeridu waa xaq oo qofna adduunka ku hadhimaayo, balse waxay qisadan xanuunka badani markhaati u tahay ammaanka darada iyo dilalka macno darrada ah ee Dalka Somalia ka socda, iyadoo todoba sanno kahor wiilkii Aabihii oo Dhakhtar ah qaraxii lagu dilay uu isagii oo isna Dhakhtar noqday qarax galaafto.