Casimada Ingiriska Oo Si Weyn Looga Xusay 56 Guurada Ka Soo Wareegtay Maalintii Somaliland Xornimadeeda Ka Qaaday Dalka Britain+Sawiro

0
Monday June 27, 2016 - 15:06:45 in by salman abdi
  • Visits: 783
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Casimada Ingiriska Oo Si Weyn Looga Xusay 56 Guurada Ka Soo Wareegtay Maalintii Somaliland Xornimadeeda Ka Qaaday Dalka Britain+Sawiro

    Magaalada London Oo Si Weyn Looga Xusay 56 Guurada Ka Soo Wareegtay Maalintii Somaliland Xornimadeeda Ka Qaaday Gumaystihii Ingiriiska Munaasabad afur iyo casho iskugu jirta oo lagu xusaayay maalinta taariikhiga ah ee 26 June ayaa lagu qabtay galbee

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Magaalada London Oo Si Weyn Looga Xusay 56 Guurada Ka Soo Wareegtay Maalintii Somaliland Xornimadeeda Ka Qaaday Gumaystihii Ingiriiska Munaasabad afur iyo casho iskugu jirta oo lagu xusaayay maalinta taariikhiga ah ee 26 June ayaa lagu qabtay galbeedka London. Munaasabadaas ayaa lagu xusay sanad-guuradii 56 ee ka soo wareegtay maalintay Somaliland xoriyadeeda ka qaadatay Ingiriiska – 26 June 1960 . Taas oo ah maalintii ugu horaysay ee dal Soomaali degantahay xoorobo oo calankiisa qaato.

Xafladan ka qabsoontay Galbeedka London, waxa soo camiray oo ka soo qayb galay qaybaha kala duwan ee Jaaliyada Somaliland ee ku dhaqan dalka Ingiriiska oo isugu jiray aqoonyahano, siyaasiyiin iyo hween, caruur iyo qaybaha bulshada.

Dhinaca Masuuliyiinta Xuska 26-June ee London ka qabsoomay ka qayb galay waxaa kamid aha, Wasiirul Dawlaha Wasaaradda Qorshaynta Somaliland – Maxmuud Adan Jama, Safiirka Somaliland ee UK – Cali Adan Cawaale, La taliyaha Madaxweynaha ee Saxaafadda- Khadar Xasan Cali Gaas, Guddoomiyaha Jaaliyadda Somaliland ee UK – Cabdalla Salim, Aqoonyahan Cabdillaahi Qadaafi, Aqooonyahan Maxamad Baashe suugaanyahan, Cumar Cabdi Cumar Abwaan Axmed Cabdilaahi Adxa iyo masuuliyiin kale.Munasibadaas ayaa la jeediyay khudbado ku qotoma kuna arooraayay tariikhda maalinta 26-ka June


 

 

00000000000000000000000000000000200000000000000000000000000000000000000001000000000000000000000000000000000000000011111111100000000000000000000000000000000000000000000000000000000000


000000000000000000000000000000002000000000000000000000000400000000000000000000000000000003000000000000000000000000000000044