Waa Kuwee TOBANKA Ciyaartoy Ee Suuqa Kala Iibisaga Loogu Hadal Hayn Badan Yahay Maanta Oo Isniin Ah? Iyo Magacyo Waa Wayn Oo Ka Soo Muuqday

0
Monday June 27, 2016 - 15:54:00 in by Burco Office
  • Visits: 1529
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Waa Kuwee TOBANKA Ciyaartoy Ee Suuqa Kala Iibisaga Loogu Hadal Hayn Badan Yahay Maanta Oo Isniin Ah? Iyo Magacyo Waa Wayn Oo Ka Soo Muuqday

    Suuqa kala iibisaga ayaa looga hadlaa ciyaartoy tiro badan, waxaana jira ciyaartoy si joogo ah looga hadlo iyo kuwo ay mararka qaar soo baxdo in ay kooxo kale doonayaan.Football Whispersayaa qiimayn khaas ah ku samaysa wararka ciyaartoyda

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Suuqa kala iibisaga ayaa looga hadlaa ciyaartoy tiro badan, waxaana jira ciyaartoy si joogo ah looga hadlo iyo kuwo ay mararka qaar soo baxdo in ay kooxo kale doonayaan.Football Whispersayaa qiimayn khaas ah ku samaysa wararka ciyaartoyda

 sida wayn loogaga hadalo suuqa kala iibisaga, waxayna si joogto ah u soo gudbisaa haddaba ciyaartoyda loogu hadal haynta badan yahay suuqa kala iibisaga iyo kooxaha doonaya ee lala xidhiidhinayo.

QiimayntaFootball Whispersee suuqa kala iibisaga ayaa ah 5/5 iyada waxayna wada shaqayn leeyihiin Sky Sports.Sky SportsiyoFootball Whispersayaa iska kaashada in ay haddaba soo saaraan ciyaartoyda suuqa kala iibsiga sida wayn looga hadal hayo iyo qiimaynta oo la socota.

Haddaba waxaanu halkan idiinku soo gudbinaynaa tobanka ciyaartoy ee inta ugu badan loogaga hadlay suuqa kala iibsiga . Waxaa qiimaynta maanta ee wararka suuqa kala iibisaga ugu sareeya isla markaana 4.9 ku hogaaminaya xidiga kooxa Borussia Dortmund eeHenrikh Mkhitaryan kaas oo Man United qarka u saaran tahay in ay dhamaystirto heshiiskiisa.Henrikh-Mkhitaryan-main

Manchester United iyo kooxda Dortmund ayaa ugu danbayn ka heshiisyay iibkaHenrikh Mkhitaryan, waxayna Red DevilsHenrikh Mkhitaryan ka soo bixinaysaa 26.3 milyan gini. Tababaraha cusub ee Manchester United ee Jose Mourinho ayaa qarka u saaran inuu sameeyo saxiixiisii labaad ee Old Traffrod.Mkhitaryan

Waxaa qiimaynta maanta ee suuqa kala iibisaga ee ay soo saareenSky Sports iyoFootball Whispers kaalinta labaad kaga jira Zlatan Ibrahimovic oo la filayo in uu todobaadka danbe maro tijaabada caafimaadka Man United ka hor inta aanu dhamaystirin ku soo biiristiisa Old Traffrod, waxaana lagu qiimeeyay 4.8 iyada oo qiimaynta ugu saraysaa ay tahay 5.zlatan-ibrahimovic-sweden-training_3473347

Qiimaynta saddexaad ee maanta ugu saraysa dhinaca suuqa kala iibisaga ciyaartoyda waxaa ku jira Sadio Mane oo ku sugan Anfield isla markaana dhamaystiraya heshiiska uu kaga soo wareegayo Southampon. Liverpool ayaa kooxda Saints kala heshiisay iibka Mane waxayna Reds ka soo bixinaysaa lacag dhan 30 milyan oo gini.Sadio Mane

Liiska todobanka ciyaartoy ee inta ugu badan suuqa kala iibisaga looga hadlay oo dhamaystiran iyo kooxaha lala xidhiidhinayo halkan hoose kaga bogo .