Daawo:Tartanka Ciyaareedka Garoonka Lixle Ee Magaalada Burco Oo Badhasaabka Togdheer Loogu Magac daray Qabya-tire

0
Tuesday June 28, 2016 - 21:22:37 in by Burco Office
  • Visits: 2190
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Daawo:Tartanka Ciyaareedka Garoonka Lixle Ee Magaalada Burco Oo Badhasaabka Togdheer Loogu Magac daray Qabya-tire

    Burco(AFKA)Iyadoo mudooyinkii ugu dambeeyey uu ka socday garoonka lixle ee magaalada burco tartan ciyareed loogu magacdaray gudoomiyaha gobolka togdheer

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Burco(AFKA)Iyadoo mudooyinkii ugu dambeeyey uu ka socday garoonka lixle ee magaalada burco tartan ciyareed loogu magacdaray gudoomiyaha gobolka togdheer

maxamed ibraahim adan Qaybotire isla markaasina loogu talo galay bisha barakaysan ee ramadaan ayaa waxa uu gudoomiyahu kormeer ku sameeyey tartan ciyareedkaasi oo gabagabo ku dhow ayaa waxa ugu horeyntiiba warbixin ka bixyey Tartan ciyareedkaasi Ciyaartoy faysal maxamed daahir oo ah Gudoomiyaha gudida Furtay tartan ciyareedkani Qaybyotire

Gesta kale waxa halkaasi ka hadlay Maayir ku xigeenka degmada burco muxumed xasan jaamac xoday iyo taliyaha qaybta Policeka ee gobolka togdheer maxmed guutaale waxaana ay dhalinyarada ku bogaadiyeen waxqabadka ay ka muujiyeen qabashada Tartan ciyaareedkani.

Waxa ka hadlay madashaasi Gudoomiyaha Gobolka togdheer Maxamed ibraahim adan qabyoTIRE Waxaana uu ka mahadceliyey Maamuuska ay u sameeyeen Dhalinyaradani

Cabdirisaaq Cabdilaahi aadan (Koronto)

Burco/Office

Cantact: Koronto935@gmail.com