Madaxwayne Ku Xigeenka Somaliland Oo Salada Darawiixda Caawa La Tukaday Shacabka Magakada Hargaysa

0
Wednesday June 29, 2016 - 00:03:10 in by salman abdi
  • Visits: 810
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Madaxwayne Ku Xigeenka Somaliland Oo Salada Darawiixda Caawa La Tukaday Shacabka Magakada Hargaysa

    Madaxweyne Kuxigeenka Somaliland Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil(Saylici),ayaa bisha barakeysan ee Ramadaan salaadaha Taraawiixda iyo Cishaa,iga kula tukada guud ahaanba Shacbiga Caasimada Hargeysa Masaajidada Gudaha Magaalada oo uu kula dhameystey

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Madaxweyne Kuxigeenka Somaliland Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil(Saylici),ayaa bisha barakeysan ee Ramadaan salaadaha Taraawiixda iyo Cishaa,iga kula tukada guud ahaanba Shacbiga Caasimada Hargeysa Masaajidada Gudaha Magaalada oo uu kula dhameystey bisha barakeysan ee Ramadaan.


Madaxweyne Kuxigeenka Somaliland Cabdiraxmaan-Saylici oo sanad walba Bisha barakeysan ee Ramadaanta cibaadada la qeybsada Shacbiga kunool gudaha Caasimada Hargeysa, ayaa tan iyo bilowgii bisha barakeysan ee Ramadaan kula soo tukadey jamaca Bulshada islaamka Masaajidada kale duwan ee Caasimada Hargeysa salaadaha Taraawiixda iyo Cishaa,iga taas, oo uu ku dhameysto bisha inteeda badan gaar ahaana habeenada kheyrka leh.

Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil(Saylici), Madaxweyne Kuxigeenka Somaliland ayaa inta badan lagu arkaa goobaha Cibaadada ee Masaajidada iyo kulanka Culimada Tabliiqa oo uu sanad walba u khatimo kulankooda weyn ee Jamaa,ciga ah islamarkaana, madaxda Xukuumada kaga badan kulanka Cibaadada.