Gudoomiya Xisbiga Mucaradka Ee Wadani Ee Gobolka Columbus Ohio Ee DalkaMaraykanka Oo Si Adag Uga Hadlay Boobka Hantida Danta Guud Ee Maayirka Hargaysa.
Gudoomiye Oo Khadka Tilofonka Kula Soo Xidhiidhay Shabakada Hadhwanaagnews IsagaOo Ku Sugan Dalka Columbus Ohio Ee Dalka Maraykanka Ayaa Eedo Kulul Ujeediyay Maayirka Magalada Hargaysa C/Raxmaan Soltelco Boobka Aan Loo Meeldayin Mustaqbal Ee U Ku Hayo Dhulkii Danta Guud Oo Dhalinkarta Buu Yidhi Amaandaro Ka Dhalata Bonkaasi,Gudoomiyaha Oo Arimahaasi Ka Hadlayaa Ayaa Waxa U Idhi,
"Waxa Nasiib Daro Ah In Maayirka Magalada Hargaysa Cabdiraxmaan Soltelco Uu Boob Aan Loo Meeldayn U Ku Hayo Dhulka Danta Guud Ee Ku Yaalay Magalada Hargaysa Se Waxa Wax Lag Xumaado Ay Tahay In Dhul Ay Leedahay Qaramada Midoobay Oo Ay Somaliland Gar,Aahan Magalada Hargaysa Marti Uga Ahayd Uu Qof Shakhsiya Ka Iibiyo Taasina Waxaan U Aragnaa Curyaamin Hananka Hormarineed Ee Dlka Somaliland Soo Waday Muddo Dhar Iyo Labatan Sanno Lasoo Waday Waxanan Aminsanahay In Maayirka Hargaysa Aanu Danaynan Mustaqablka Ee U Yahay Masuul Usoo Shaqatay Shacabkiisa Iyo Dhulka Hantida Guud Oo Ka Dhex Baadhayaa Inuu Hanti Ka Samaysatay Mudada U Jooga Mayirku” Ayuu Yidhi Gudoomiyuhu.
Gudoomiyaha Oo Hadalka Si Wata Ayaa Ka Digay Inaan Lagu Degdegin Sababta Oo Ah Waxa Ka Dhalankarto Amaan-Darro Ayuu Yidhi Sidoo Kale Waxa U Carabka Ku Adkeeyay In Boobka Maayirka Magalada Hargaysa Ay Kahortagaan Dhiigiisa Golaha Deegaanka Waxana Hadaladiisi Ka Mid Ahaa Sida Tn
"Waxaan Ka Digayaa Hadii Lagu Dhiirado In La Wareejiyo Ama Cid Gaara Loo Seeso Ay Ka Dhalankarta Amaan-Daro Ama Dhibaato Wayn Waayo Dadba Deegaan Ahaan Kasoo Jeeda Dhulalkan Uu Boobka Uu Ku Hayo Maayirka Magalada Hargaysa Waxana Leeyahay Looma Soo Boobtago Bulshadada Ee Waxa Lagaga Taga Hormar Iyo Dhis Goob Qaramada Midoobay Leedahayna Yanaan Ku Degdegin Waxay Naga Gudbindonaan Dhawaaq Kalsooni Daro Oo Curyaamisa Hadafkeena:”
Ugu Danbayntii Waxa Uu Xukumada Ugu Baaqay Gudoomihu In Talaabo Laga Qaado Maayirka Hargaysa Xukumaduna Dhagaha Ay U Futro Dhawaqyada Kale Duwan Ee Kasoo Yeedhaysa Odayasha Iyo Waxgaradka Magalada Hargaysa
"Waxaan Xukumada Ugu Baaqaya Inay Dhagaha U Furto Dadkan Ka Cabanayaa Maayirka Magalada Hargaysa Oo Laga Qabto Boobka Baahsan U Ku Hayo Dhulka Danta Guud Oo Talaabo Laga Qado ,Xukumaduna Ka Fiirsato Siyaabaha Kale Duwan Ee Ka Dhalankara Hadii Loo Danayo Hanti Samaysiga Maayirka Hargaysa Oo Dhabar Jab Ku Ah Shacabka Iyo Dalka Somaliland”Ayuu Ku Soo Afmeeray Hadalkiisa Gudoomiyaha.
Si Kastaba Ahaate Hadalkan Kasoo Yeedhay Gudoomiya Xisbiga Mucaradka Ee Wadani Ee Gobolkacolumbus Ohio Ee Dalka Maraykanka Cabdifataax Maxamud Cali Walaaleye Xili Ay Kaso Yeedhaysa Bulshada Iyo Waxgaradka Gobolka Maroodi Jeex Oo Sida Fiinta Uga Qaylinaya Boobka Mayirka Magalada Hargaysa.
Gudoomiya Xisbiga Mucaradka Ee Wadani Ee Gobolka Columbus Ohio Ee DalkaMaraykanka Oo Si Adag Uga Hadlay Boobka Hantida Danta Guud Ee Maayirka Hargaysa.
Gudoomiya Xisbiga Mucaradka Ee Wadani Ee Gobolka Columbus Ohio Ee Dalka Maraykanka Cabdifataax Maxamud Cali Walaaleye Ayaa Ka Hadlay Muranka Iyo Boobka Maayirka Hargaysa Ku Hayo Dhulka Danta Guud Sibaa Dhulka Qaramada Midoobay Uga Calamadsan Magalada