Wax ka Ogow Sanduuqa Horumarinta Somaliland (SDF) W/Q Daa'uud Maxmed Ibraahin

0
Wednesday June 29, 2016 - 13:37:33 in by Burco Office
  • Visits: 1738
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Wax ka Ogow Sanduuqa Horumarinta Somaliland (SDF) W/Q Daa'uud Maxmed Ibraahin

    Waxa Dawladaha Caalamku Soo Gaadhsiiyeen Lacag Dhan 64Million Oo Dollar. Waxaa Loo Qoondeeyey Horumarinta Gobolada Somaliland.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waxa Dawladaha Caalamku Soo Gaadhsiiyeen Lacag Dhan 64Million Oo Dollar. Waxaa Loo Qoondeeyey Horumarinta Gobolada Somaliland.

Magaalada Hargeysa Waxay Sheegeen Qolyaha Xukumadda Ee Sanduuqa Maamulaa In Ay Galiyeen 17 Million Balaadhinta Biyaha Hargeysa.

Hadaba Qiimaynta La Sameeyey Dad hal Milyan Ah Oo Biyo U Baahan Waxa Ku Bixi Kara 3 Million.

Tuulada Lafaruug Waxaa Ay Dadka Sanduuqa Maamulaa Sheegen In Ay Galiyeen 9million.
Qiimayn Madax Banaan Oo Lagu Sameeyey Magaalada Oo Dhan Waxay Hanti Leedahay Guryo, Iskuulo, Saldhigyo Waxay Isku Noqdeen Wax Ka Yar 100$ Oo Dollar.
Hadba Hadii Magaalada Oo dhan Waxay Hanti Taala Noqotay Intaas Xagee La Galiyay Lacagtaas?

Tuulada Kala Baydh Waxa Ay Iyana Sheegeen In Ay Galiyeen 3 million.Magaalada Lascaanood Waxa Iyadana Sheegeen In Ay Galiyeen 10million Oo dollar, Iyadoo Aan Wax Muuqda Laga Arkin.

Magaalada Ceerigaabo Caafimaadka Oo Kaliye Waxay Sheegen In Ay Galiyeen 6milion Dollar Iyada Oo Dhakhtarkaba Aanad Ka Heleyn Xabbad Kaarjabina,
Hadaba Waxa Layaab Leh In Bulshada Waxaas Oo Lacaga Lagu Been aAbuurayaa Aanay Ku Baraarug Sanayn Ama War Ka Hayn,
Waxaan Ka Soo Xigtay : Mustafe Saciid Mullaax
Hadaba Qolyaha Mucaaradka Ah Ee Ku Habsaamay Wax Aan La Garanayn Miyaanay Tolow Lahayn Awooda Ah In Ay Qiimayn Sax Ah Ku Sameyaan Miisaniyada Iyo Dhaqaalaha Dawlada Soo Gala Iyo Siday Ku Maamulaan Si Ay Dad Badan Ugu Soo Jiitan. Iyo Hadii La Doorto Sida Ay Iyagu Ka Yeeli Lahaayeen
La Soco Qaybta Labaad




W/Q Daa'uud Maxmed Ibraahin

Burco/Somaliland