Daawo:Ururka TWA Oo Dharkii Ciida U Qaybiyey Hablaha Agoomaha Ee Dugsiga Taban Taabo Ee Magaalada Burco

0
Wednesday June 29, 2016 - 16:29:28 in by Burco Office
  • Visits: 779
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Daawo:Ururka TWA Oo Dharkii Ciida U Qaybiyey Hablaha Agoomaha Ee Dugsiga Taban Taabo Ee Magaalada Burco

    Munaasibada balaadhn oo hablaha dugsiga taban taabo oo u gacanta ku hayo Ururka TWA Ee Magaalada bUrco Ayaa Agabkii iyo Dharkii Ciidka ugu Qaybiyey Hotel City palaza ee maalada Burco

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Munaasibada balaadhn oo hablaha dugsiga taban taabo oo u gacanta ku hayo Ururka TWA Ee Magaalada bUrco Ayaa Agabkii iyo Dharkii Ciidka ugu Qaybiyey Hotel City palaza ee maalada Burco


Waxaana Munaasibaasi Ka Soo Qayb Galay Gudoomiyaha Gobolka Tgdheer Maxamed Ibraahin Aadan Qabatire Abwaan maxamed Ibraahin Warsme Iyo Marti Sharf Kale

Waxana Ugu Horeentii Sharaxaad Dheer ka Bixisay Dugsigan taban taabo iyo Duruufta hablaha agoomaha ah Marwo Fadumo Muse Cumar oo ah Gudomiyaha Ururka TWA ahna maamulka Dugsigan.

Abwaan Hadraawi, Dr Xasan Sh Cali Warsame,Marwo Casha Cali Qabile ,iyo Xubno kale oo isugu jiray Ganacsato iyo Madaxdhaqamed ayaa halkaasi ka so jediyey ereyo u badnaa Duco iyo Dardaaran iyago Bulshadana ugu Baaqay inay ka qaybqaatan Gurmadka Logu jiro Waxbarashada iyo Daryelka Hablaha Agomaha ah.

Geboabadina Badhasabak Togdher ayaa Dharkii Ciidka u Qaybiyey Hablaha Agoomaha isago halkaasna ka cabiray dareenka uu dugsigani ku leeyahay isaga.

Cabdirisaaaq Cabdilaahi Aadan (Koronto) 
Burco/Office 
Contact:Koronto035@gmail.com