Daawo: Shirkada Dahabshiil Group Oo Deeq Lacaga Ku Wareejisay Xarunta Agoomaha Ceerigaabo
Maamulaha Shirkadda Dahabshiil ee Gobolka SANAAG ayaa Deeq lacag ah ku wareejiyey lacag loogu talo galay in Shirkadda Dahabshiil Ku Ciidsiiso Carruurta Agoomaha ah ee ku jira xarunta agoomaha ee cerigaabo