Eng Maxamed Xashi Cilmi oo Xaalad Caafimad u jiifa Cisbitaalka Hargeysa iyo Gudomiye Cirroo oo ku Bookhday Cisbitaalka+Sawiro

0
Friday July 01, 2016 - 08:55:31 in by salman abdi
  • Visits: 537
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Eng Maxamed Xashi Cilmi oo Xaalad Caafimad u jiifa Cisbitaalka Hargeysa iyo Gudomiye Cirroo oo ku Bookhday Cisbitaalka+Sawiro

    Guddoomiyaha aqalka golaha Wakiilada Somaliland ahna hoggaamiyaha xisbiga WADDANI Md.Cabdiraxmaan M. Cabdillaahi (Cirro), ayaa

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Guddoomiyaha aqalka golaha Wakiilada Somaliland ahna hoggaamiyaha xisbiga WADDANI Md.Cabdiraxmaan M. Cabdillaahi (Cirro), ayaa

 soo booqday Alle ha caafimaadiyee wasiirkii hore ee wasaaradda Maaliyadda Somaliland Inj. Maxamed Xaashi Cilmi oo xaalad caafimaad u jiifa cisbitaalka weyn ee magaalada Hargeysa.

000000000000000000000000020000000000000000000000003

Md.Cabdiraxmaan M.Cabdillaahi (Cirro),oo booqashadiisan ay ku wehelinaayeen xubno ka mid ah mas’uuliyiinta sar sare ee xisbiga WADDANI, ayaa ugu horreyn Inj.Maxamed Xaashi ka xaal waraystay xaaladdiisa caafimaad, waxaana uu Alle uga baryey in uu caafimaad deg dag ah uu siiyo isaga iyo umadda kale ee Islaamka ah ee xanuunsanaysa ba.

00000000000000000000000004

Guddoomiye Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro), ayaa muddooyinkii dambe noqday siyaasiga kaliya ee inta badan sida aadka ah uga war haya soona booqda dadka danyarta ah iyo weliba kuwa kale ee xaaladda caafimaad u jiifa cisbitaalada iyo guryahoodaba, waxaana  ay shacabka Somaliland ay inta badan ku tilmaamaan hoggaamiye naxariis badan oo si aada uga war haya dadka tabaaleysan iyo weliba kuwa kale ee xaaladdoodu caafimaad aanay caadiga ahayn ba.