Daawo: "Faysal guddoomiye noomaha ah mana aqoonsanin haddii uu guddomiye yahay wuxuu samayn lahaa ixtiraamkeedii "Roda Axmed Yasin

0
Friday July 01, 2016 - 12:05:22 in by salman abdi
  • Visits: 470
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Daawo: "Faysal guddoomiye noomaha ah mana aqoonsanin haddii uu guddomiye yahay wuxuu samayn lahaa ixtiraamkeedii "Roda Axmed Yasin

    Roda Axmed Yasin ayaa si Adag ula Hadashay Faysal Ali Warabe Farriina u Dirtay Bulshada Somaliland iyo Tagerayasha Xisbiga iyadoo Xisbiyada Qaranka, Akadamiyda iyo Gudiga Diwangelinta Ururada Siyaasadda ku Canaanatay sababta ay u aqoonsan yihin Gudo

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Roda Axmed Yasin ayaa si Adag ula Hadashay Faysal Ali Warabe Farriina u Dirtay Bulshada Somaliland iyo Tagerayasha Xisbiga iyadoo Xisbiyada Qaranka, Akadamiyda iyo Gudiga Diwangelinta Ururada Siyaasadda ku Canaanatay sababta ay u aqoonsan yihin Gudomiye Faysal oo keliya ee ay shirarka uga qaybgelinaya isagoo xisbiga khilaaf ka jiro

Guddoomiyaha Xisbiga UCID ee gobolka Togdheer Rooda Axmed Yaasiin ayaa ku eedaysay guddoomiyaha xisbiga Faysal Cali Waraabe oo sheegtay inuu ka mid noqday masuuliiinta xukuumadda oo uu si toos ah ugu adeegayo.

Rooda Axmed Yaasiin ayaa sidoo kale sheegtay inaanay u aqoonsanayn guddoomiye faysal inuu hogaaminaya xisbiga yahay maadama uu sharciga ku tuntay waa sida ay hadalka u dhigtaye, waxaana ay arrinkaas ka tidhi:

 

"Faysal guddoomiye noomaha ah mana aqoonsanin haddii uu guddomiye yahay wuxuu samayn lahaa ixtiraamkeedii, anagoo mucaarid ah ayuu guddoomiyuhu nagu yidhaahdaa xukuumadda khaladaadkeeda ha sheegina xitaa KULMIYE wuu dhaafay oo waa masuul xukuumadda ka tirsan yahay ” iyadoo hadalkeeda sii wadata ayaa waxay tidhi "waxaanu u sheegaynaa guddida diiwaangalinta iyo komishanka qaranka inaanay ka soconayn waxa ka qaadanayaan garab qudha ee haddii la joojin wayo aanu keeni doono taagerayaashayada iyo xisbigii oo jira xukuumadda horteeda iyo golaha baarlamaanka iyo komishanka oo aanu mudaaharaad ugu baaqi doono”