Wakiilka Ciyaaryahanka Paul Pogba Oo Ka Hadlay Mustaqbalka Xidiga Ree France Oo Si Xoogan Loola Xidhiidhinayo Man United

0
Tuesday July 12, 2016 - 10:07:41 in by Burco Office
  • Visits: 1868
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Wakiilka Ciyaaryahanka Paul Pogba Oo Ka Hadlay Mustaqbalka Xidiga Ree France Oo Si Xoogan Loola Xidhiidhinayo Man United

    Wakiilka Poul Pogba eeMino Raiola ayaa sheegay in xidiga uu wakiilka ka yahay aanu dabada ka riixayn in uu dib ugu laabto Manchester United isla

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wakiilka Poul Pogba eeMino Raiola ayaa sheegay in xidiga uu wakiilka ka yahay aanu dabada ka riixayn in uu dib ugu laabto Manchester United isla

markaana ayna Juventus doonayn in xidigani uu kooxdeeda ka baxo laakiinMino Raiola ayaan meesha ka saarin warka xoogan ee Pogba la xidhiidhinaya Manchester United.

Paul Pogba ayay Manchester United ku doonaysaa 100 milyan oo gini waxaana la sheegay in Mourino uu bartilmaameedka ugu wayn ka dhigtay saxiixa Pogba. LaakiinMino Raiola ayaa sheegay in Juventus ay doonayso sidii uu Pogba u saxiixi lahaa heshiis cusub.PogbaWakiilka Pogba ee Mino Raiolaoo la hadlay The Times ayaa yidhi:"Waxaa jira wax badan oo laga hadlay mustaqbalka Pogba, laakiin waxaa suurtogal ah in aanu ka bixin Juvnetus. Pogba ma doonayo in uu dabada ka riixo bixitaanka sidoo kale Juvnetus ma doonayso in uu isagu baxo. Waxay Juventus doonaysaa in uu cusboonaysiiyo heshiiskiisaā€¯
.Pogba

Laakiin wakiilka Pogba eeMino Raiola ayaan kala cadayn wararka suuqa ee Pogba la xidhiidhinaya Man United oo haddaba ka caawiyay in ay la soo saxiixdaan Ibrahimovic iyo Mkhitaryan. Mourinho ayaa doonay in uu 23 jirkan ree France uu kooxdiisa Man United ku soo xoojiyo.