Daawo : Goolkii Ronaldo Ee Roma Ka Dhaliyey Oo Loo Doortay Midkii Ugu Fiicnaa Champion-ka Ee Xilli Ciyaareedkii Hore

0
Tuesday July 12, 2016 - 10:24:51 in by Burco Office
  • Visits: 1029
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Daawo : Goolkii Ronaldo Ee Roma Ka Dhaliyey Oo Loo Doortay Midkii Ugu Fiicnaa Champion-ka Ee Xilli Ciyaareedkii Hore

    Ururka kubadda cagta qaaradda yurub ayaa goolkii Ronaldo ee uu ka dhaliyay Roma ee Champion-kii xilli ciyaareedkii 2015/2016-kii u doortay goolkii ugu fiicnaa tartankaas

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ururka kubadda cagta qaaradda yurub ayaa goolkii Ronaldo ee uu ka dhaliyay Roma ee Champion-kii xilli ciyaareedkii 2015/2016-kii u doortay goolkii ugu fiicnaa tartankaas


Goolkaas ayaa ahaa mid cajiib ahaa waxa uuna dhaliyay ka dib baas uu ka helay Marcelo

Waxaa xusid mudan in Ronaldo uu tartankaas Champion-ka sidoo kale ku noqday gool dhaliyihii xilli ciyaareedkaas ee Champion-ka isaga oo dhaliyay 16 gool