Daawo Sawirada:Cristiano Ronaldo Oo Ku Biiray Xiddigaha Ku Raaxeysanaya Jasiirada Ibiza Ka Dib Hanashadiisii Koobka Euro 2016.

0
Thursday July 14, 2016 - 10:32:37 in by Burco Office
  • Visits: 1869
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Daawo Sawirada:Cristiano Ronaldo Oo Ku Biiray Xiddigaha Ku Raaxeysanaya Jasiirada Ibiza Ka Dib Hanashadiisii Koobka Euro 2016.

    Cristiano Ronaldo ayaa ku biiray ciyaartoyda ku raaxeysanaya jasiirada Isbaanishka ee Ibiza isagoo halkaas la tagay qoyskiisa ka dib markii uu ku soo guuleystay koobka Euro 2016.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Cristiano Ronaldo ayaa ku biiray ciyaartoyda ku raaxeysanaya jasiirada Isbaanishka ee Ibiza isagoo halkaas la tagay qoyskiisa ka dib markii uu ku soo guuleystay koobka Euro 2016.

Weeraryahanka Real Madrid oo 31 sanno jir ah ayaa qoraxda isku dhigay isagoo dusha ka saaran doonyaha lagu raaxeysto, waxaana uu waqti ku qaadan doonaa halkaas ka hor inta uusan bilaabanin xilli ciyaareedka cusub.

Ronoldo oo ay la socoto hooyadiis Dolores Aveiro iyo wiilkiisa Cristiano Jr, ayaa u muuqday mid u diyaarsan xilli ciyaareedka cusub isagoo si madaalenimo ah uga shaqeeyay inuu koobka Qaramada Yurub u soo xerogeliyo Portugal.

Xiddiga ay Ronaldo sida weyn u xafiiltamaan ee Lionel Messi ayaa isna qoyskiisa la jooga jasiirada Ibiza si la mid ah xiddiga Chelsea iyo Spain Cesc Fabregas.

Portuguese European Championship winning captain, Cristiano Ronaldo, is seen on holiday in Ibiza with his family including his mother 13 July 2016. Please byline: G Tres/Vantagenews.com UK clients should be aware children's faces may need pixelating.

363F7A8E00000578-3689023-image-a-157_1468453403761

363F7AE600000578-3689023-Doting_dad_Cristiano_washed_down_his_son_after_a_day_frolicking_-m-8_1468465961540363E59B800000578-3689023-Having_fun_Cristiano_Jr_five_wore_turquoise_swimshorts_as_he_pla-m-58_1468443852955363E10E600000578-3689023-In_safe_hands_The_yacht_s_crew_were_on_hand_to_oversee_proceedin-m-59_1468443871911

Madrid ayaa bilaabi doonta isku diyaarinteeda xilli ciyaareedka cusub maalinta sabtida laakiin Ronaldo kama qeyb qaadan doono.

Dhamaan ciyaartoydii ka qeyb qaatay Copa America ama Euro 2016 waxaa la siiyay fasax dheer oo ay ku nastaan.

Ronaldo ayaa la filayaa inuu dib ugu laabto Real Madrid 31ka bisha July isaga iyo Toni Kroos, Gareth Bale iyo Pepe.