Daawo:Xaaska Donald Trump oo isticmaashay khudbaddii Micheal Obama ee 2008 Oo Fadeexadi Ka Raacday Goobta.

0
Wednesday July 20, 2016 - 07:37:21 in by salman abdi
  • Visits: 887
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Daawo:Xaaska Donald Trump oo isticmaashay khudbaddii Micheal Obama ee 2008 Oo Fadeexadi Ka Raacday Goobta.

    Melania ayaa khudbaddan ka jeedisayShirka guud ee xisbiga Jamhuurigaugasocda magaalada Cleveland ee gobolka Ohio, waxaana erayada ay kasoo ergatay khudbaddii Marwo Michelle Obama ee 2008 ay dad badan ku fasireen in aan madaxtinimada dalka Mareykanka

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Melania ayaa khudbaddan ka jeedisayShirka guud ee xisbiga Jamhuurigaugasocda magaalada Cleveland ee gobolka Ohio, waxaana erayada ay kasoo ergatay khudbaddii Marwo Michelle Obama ee 2008 ay dad badan ku fasireen in aan madaxtinimada dalka Mareykanka lagu aamini karin reer Trump bacdamaa ay durba sii billaabeen ku tumasho dhinaca xuquuqda ah iyagoo aan tegin aqalka cad. Sida sharciga ah haddii lasoo xiganayo khudbooyin ama qoraallo horay loo sammeeyay waxaa waajib ah in la xuso qofkii lahaa xogtaas.


Donald Trump oo markii uu maqlay warka ku saabsan in xaaskiisa Melani ay isticmaashay khudbad erayadeeda lagu qurxiyay khudbaddii Michelle Obama ayaa wuxuu bartiisa twitter ku soo qoray in uu ku faraxsan yahay in uu xaaskiisa dadka baro, wuxuuna intaas ku daray in khudbaddii xaaskiisa jeedisay ay ahayd mid cajiib ah, isagoo weliba caddeeyay inxaaskiisu tahay mid uu ku han-weyn yahay.