Wasiirka Arrimaha Dibada Somaliland oo Furay Bandhigga Buugaagta Caalamiga ah Hargeysa iyo Khudbaddiisii soo Dhaweynta Wufuudda

0
Saturday July 23, 2016 - 13:16:46 in by Burco Office
  • Visits: 814
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Wasiirka Arrimaha Dibada Somaliland oo Furay Bandhigga Buugaagta Caalamiga ah Hargeysa iyo Khudbaddiisii soo Dhaweynta Wufuudda

    Wasiirka Arrimaha Dibadda Somaliland Dr. Sacad Cali Shire ayaa furay Bandhiga Caalamiga ah ee Buugaagta Hargeysa

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wasiirka Arrimaha Dibadda Somaliland Dr. Sacad Cali Shire ayaa furay Bandhiga Caalamiga ah ee Buugaagta Hargeysa , kaas oo galay sanadkiisii 9 aad.
Dr. Sacad ayaa soo dhaweeyey martida iyo ka soo qaybgalayaasha Bandhigan waxaanu yidhi "Waanu idinku soo dhaweynaynaa Carwada Caalamiga ah ee Buugaagta Hargeysa ee aad uga soo safarteen kunmanaan ka kun ee Mayl”.
Wasiirka oo hadalkiisa sii wataa waxa uu intaa ku darya "Waxa sannadkan lagaga hadli doonaa Bandhiga Buugaagta Caalamiga ah ee Hargeysa mawduuc aad iyo aad u muhiim ah kaas oo ah "Hoggaaminta iyo Hal-abuurka”


Cbadbirisaaq Koronto 
Hargeysa/Offiice