Hargeysa:Bandhiga Caalamiga ah ee Buugaagta oo Hargeysa ka Bilaabmay iyo Wacdaraha Naadiga akhriska ee Halkraan+SAWIRO
Furitaanka Carwadan caalamiga ah ee Buugaagta Hargeysa wxa ka so qaybgalay Masuliyiin ka kala socotay Xukuumadda, xisbiyada qaranka, Golayaasha, iyo Aqoonyahano Tiro Badan Wasiirka arrimaha debeda somaliland Dr Sacad cali shire, iyo Xubno kale oo masuliyiin ah ayaa ka hadlay muhiimadda carwadan una mahadceliyey cid kasta oo ka qaybqaadatay Qabashada iyo Qaban qaabada caarwada, waxa sannadkan marti ku ah carwada dawldda Chana.
Carwada calamiga ah ee Buugagta hargeysa oo sannadkasta lagu qabto hargeysa ayay ka so qaybgalaan Naadiyada akhriska ee dalku iyo cid kast aoo qoraa ama hal abuur ahi, waxana sannadkan wacdaro k dhigay Naadiga akhriska iyo qoraalka ee halkaraan oo hormuud u ah naadiyada akhriska kuna soo bandhigay buuggatii ugu tiraada badnayd iyo wacdaro lama illaawaan ah, Xubnaha k socday Nadiga halkarana ay ku hawlan soo tebinta bandhigan caalamiga ah iyo welib barida bulshada aduunka ka kala timi naadiga halkaraaan.
shebekedda afkshacabka.com toos ugala soco 6damalmood ee bandhigani socdo muuqaalo iyo sawiro ba.
Hargeysa:Bandhiga Caalamiga ah ee Buugaagta oo Hargeysa ka Bilaabmay iyo Wacdaraha Naadiga akhriska ee Halkraan+SAWIRO
Magaalad Hargeysa Gaar ahaan Hotel GULED waxa si toos ah saka uga bilaabantay Bandhiga Calamiga ah ee Buugaagta Hargeysa waxana lagu soo Bandhigay Buugagtii ugu tirada badnayd ee ay qoraan Dadka Reer Somaliland iyo weliba Qoraayada kale ee adduunku.