Daawo: Gudoomiye Ku Xigeenka Naadiga akhriska Iyo Qoraaalka Ee Halkaran Ee Faahfahin Ka Bixiyey Waxyabaha Ay Ku Soo Bandhigeen Carwada Buugagta Hargeysa

0
Sunday July 24, 2016 - 00:40:27 in by Burco Office
  • Visits: 1224
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 1
  • Share via Social Media

    Daawo: Gudoomiye Ku Xigeenka Naadiga akhriska Iyo Qoraaalka Ee Halkaran Ee Faahfahin Ka Bixiyey Waxyabaha Ay Ku Soo Bandhigeen Carwada Buugagta Hargeysa

    Iyaddoo u Bilaabaamatay Carwada caalamiga ah ee Buugagta hargeysa oo sannadkasta lagu qabto Magaalada hargeysa

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Iyaddoo u Bilaabaamatay Carwada caalamiga ah ee Buugagta hargeysa oo sannadkasta lagu qabto Magaalada hargeysa

Waxaana ka so qaybgalay Bhda Qlileyda Soamalialnd Naadiyada akhriska Iyo Qoraaalka Ee Hlkaran Oo Ka Dhisn Gobolka Togdheer ayaa Sanadkan Ku Soo bndhiagy Wacdro Aan Hore Loogu Arag Carwadan calamiga Buugag hargeysa

Jamaal Cabdirahman Bulaale Gudoomi Kuxigeenka akhriska Iyo Qoraaalka Ee Halkaran Ee Gobolka Togdheer Ayaa Faahfahin Ka Bixyey Qaabka Sanadkan Kaga Soo Qayb Galeen Iyo Waxyabaha Soo Bandhigeen Waxa Uu Yidhi "Waxa sannadkan lagaga hadli doonaa Bandhiga Buugaagta Caalamiga ah ee Hargeysa mawduuc aad iyo aad u muhiim ah kaas oo ah "Hoggaaminta iyo Hal-abuurkaā€¯ ,Waanu idinku soo dhaweynaynaa Carwada Caalamiga ah ee Buugaagta Hargeysa Gaar Ahaan Halkaraan Waxaan idin hayna buugag ay qoreen qalinleyda Gobolka Togdheer"yuu Yudhi  Gudoomi Kuxigeenka akhriska Iyo Qoraaalka Ee Halkaran Jamaal Cabdirahman Bulaale



Isku Soo Wada Duubo Naadiyada akhriska Iyo Qoraaalka Ee Hlkaran Ayaa Hormuud U AH Nadiyada Akhrisa Dalka


Cabdirisaaq Cabdilaahi Adan (Koronto)

Hargeysa/Office