Madaxweynaha Somaliland Oo Eheladii,Asxaabtii ,Qoyskii Iyo Shacabka Somaliland Ka Tacsiyadeeyey Geeridii Ku Timid Marxuum Axmed Cali Shookare Oo Ku Geeriyooday Magaalada Burco.

0
Monday July 25, 2016 - 08:25:13 in by salman abdi
  • Visits: 513
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Madaxweynaha Somaliland Oo Eheladii,Asxaabtii ,Qoyskii Iyo Shacabka Somaliland Ka Tacsiyadeeyey Geeridii Ku Timid Marxuum Axmed Cali Shookare Oo Ku Geeriyooday Magaalada Burco.

    Madaxweynaha Somaliland Ayaa Eheladii,Asxaabtii ,Qoyskii Iyo Shacabka Somaliland Ka Tacsiyadeeyey Geeridii Ku Timid Marxuum Axmed Cali Shookare Oo Ku Geeriyooday Magaalada Burco.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Madaxweynaha Somaliland Ayaa Eheladii,Asxaabtii ,Qoyskii Iyo Shacabka Somaliland Ka Tacsiyadeeyey Geeridii Ku Timid Marxuum Axmed Cali Shookare Oo Ku Geeriyooday Magaalada Burco.

TACSI MADAXWEYNE -24/07/2016
IN-NAA LILLAAHI WA IN-NAA ILAYHI RAAJICUUN
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane, Axmed Maxamed Silaanyo. isagoo ku hadlaya magaciisa, kan dawladda iyo ka shacbiga Somalilandba waxa uu tacsi u dirayaa waxgaradka, waayeelka, aqoon yahanka, Qoyskii, Eheladii, Qaraabadii, Asxaabtii iyo shacbiga somaliland ee uu ka baxay Alle ha u naxariistee Marxuum Axmed Cali Shookare oo ku geeriyooday Magaalada Burco 24/07/2016.

Madaxweynuhu waxa uu marxuumka ku sifeeyey Oday taariikhda qaranka Somaliland ku suntan, kana soo shaqeeyey sidii dalka Somaliland iyo dadkiisu u noqon lahaayeen qaran jira oo isku duuban, isagoo qayb weyn kasoo qaatay dib u dhiskii iyo nabad kuwada noolaanshaha shacbiga Somaliland ee ku dhaqan gobolada dalka, gaar ahaan gobolka togdheer.

Madaxweynuhu waxa uu marxuumiinka ALLE uga baryayaa inuu naxariistii janno ka waraabiyo waxgaradka, waayeelka, aqoon yahanka, Qoyskii, Qaraabadii, Eheladii, Asxaabtii iyo Shacbiga Somaliland ee uu ka baxayna samir iyo iimaan saadiqa ka siiyo.

IN-NAA LILLAAHI WA IN-NAA ILAYHI RAAJICUUN

 

Cabdiraxmaan Sh. Cilmi Faahiye (Shamax)
Af-hayeenka Madaxtooyada JSL.