Madaxwaynaha dalka Philippine Oo Ku Baaqay In Lama Dawladu Ay Hor Imadaan Bulshada Si loola Xisaabtamo.
Madaxwaynaha dalka Philippine, Rodrigo Duterte ayaa amray in dhamaan xafiisyada dawladda ee sida tooska ah u hoos yimaada ay bulshada u soo bandhigaan macluumaadkooda markii u horaysay.
Duterte ayaa awooda qabtay bishii hore wuxuuna sheegay in uu wax wayn ka qaban doono dambiyada iyo musuqmaasuqa.
Amarkan wuxuu qabanayaa dhamaan xafiisyada dawladda ee sare, waxaana looga baahan yahay in ay soo bandhigaan macluumaadyo kala duwan oo ay ka mid yihiin kuwa combiyuutarada, waraaqaha iyo qandaraasyadaba marka laga reebo kuwa cadaaladda.
Dadka siyaasaddiisa dhaliishan ayaa dadaal ugu jira in dawladdu ay meelmariso xoriyadda xogta oo balaaran.
Haddii ay taasi dhacdana waxay qasab ka dhigi doontaa in ay macluumaadkooda soo bandhigaan Kongareeska Philippine iyo waaxda cadaaladdaba.
Madaxwaynaha dalka Philippine Oo Ku Baaqay In Lama Dawladu Ay Hor Imadaan Bulshada Si loola Xisaabtamo.
Madaxwaynaha dalka Philippine, Rodrigo Duterte ayaa amray in dhamaan xafiisyada dawladda ee sida tooska ah u hoos yimaada ay bulshada u soo bandhigaan macluumaadkooda markii u horaysay. Duterte ayaa awooda qabtay bishii hore wuxuuna sheegay in uu