Sheekh:Mudaharaad Xoogan Oo Ka Socda Magaalada Sheekh Iyo Khasaare La Soo Gaadhsiiyey Baabuurta U Kala Gooshta Burco Iyo Berbera.

0
Monday July 25, 2016 - 14:22:41 in by salman abdi
  • Visits: 681
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Sheekh:Mudaharaad Xoogan Oo Ka Socda Magaalada Sheekh Iyo Khasaare La Soo Gaadhsiiyey Baabuurta U Kala Gooshta Burco Iyo Berbera.

    Wararka hadda soo gaadhaya xafiiska war qabadka ee shabakada wararka ee Afkashacabka.com waxaa uu sheegaya in goor dhaweyd uu madaharaad xoogan ka bilowdey magaalada Sheekh

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wararka hadda soo gaadhaya xafiiska war qabadka ee shabakada wararka ee Afkashacabka.com waxaa uu sheegaya in goor dhaweyd uu madaharaad xoogan ka bilowdey magaalada Sheekh



Dadka Mudahaaradka dhigaayey ayaa waxaa ay ka biyo diideen xukun shalay lagu riday  ragii loo haystey dilkii Taliye Caseyr

Sidoo kale dadkii mudahaaradka dhigaayey ayaa waxa ay khasaare xoogan soo gaadhsiiyeen baaburta u kala gooshta magaalooyinka Berbera iyo Burco  waxaana ay wararku sheegayaan in dadkani ay jareen wadada dawga Sheekh

warkan oo faahfaahsan goor dhaw kala soco shabakada Afkashacabka