Xaaska Madaxwayne Obama Oo Tageero Buuxda Siisay Murrashax Hillary Clinton.

0
Tuesday July 26, 2016 - 10:11:24 in by salman abdi
  • Visits: 732
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Xaaska Madaxwayne Obama Oo Tageero Buuxda Siisay Murrashax Hillary Clinton.

    -Marwada koobaad ee Mareykanka, Michelle Obama, ayaa jeedisay khudbad ay xamaasadi ku jirto oo ay ku doonayso in Xisbiga Dimuqraadiga uu xoogiisa isugu geeyo Hillary Clinton oo ah musharaxa madaxtinimada xisbigaasi.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

-Marwada koobaad ee Mareykanka, Michelle Obama, ayaa jeedisay khudbad ay xamaasadi ku jirto oo ay ku doonayso in Xisbiga Dimuqraadiga uu xoogiisa isugu geeyo Hillary Clinton oo ah musharaxa madaxtinimada xisbigaasi.


MANCHESTER, NH - SEPTEMBER 19: Democratic presidential candidate Hillary Clinton claps on stage during the New Hampshire Democratic Party Convention at the Verizon Wireless Center on September 19, 2015 in Manchester, New Hampshire. Challenger for the democratic vote Sen. Bernie Sanders (I-VT) has been gaining ground on Clinton in Iowa and New Hampshire. (Photo by Scott Eisen/Getty Images)

Waxa ay hadlaysay kaddib dibadbaxyo buuq badan oo ay dhigayeen taageerayaasha musharaxii laga guulaystay ee Senator Bernie Sanders, halkaasi oo ay Mrs Obama ku ammaantay shaqadii ay Mrs Clinton qabatay intii ay aheyd Xogyaha Arrimaha Dibadda ee Mareykanka, iyadoo tiri marnaba uma aanay dulqaadan waayin cadaadis ku yimid.

Dhanka kalana Senator Bernie Sanders oo lagu soo dhaweeyay farxad ayaa sheegay in dadaalka lagu doonayo in wax looga badelo Mareykanka uu sii socon doono.

Mr Sanders, ayaa taageero xooggan u muujiyay Hillary Clinton, isagoo sheegay in Mrs Clinton ay qasab tahay inay noqoto madaxweynaha xiga ee Mareykanka, maadaama buu yiri ay fahansan tahay dhibaada dhabta ah ee jirta xal dhab ahna ay keeni karto dhibaatooyinka dhaqaalah iyo sinnaan la’aanta bulshada, taasi oo buu yiri uusan awoodin musharaxa Jamhuuriga, Donald Trump.