War Deg Deg Ah Mudaharad Hada Ka Socda Magalada Burco
Dadweyne gadoodsan ayaa Saaka Ka Bilaabamay Farasmagalaha Magalada Burco Iyo Xafadaha Qaar Mudaharaad lagaga soo horjeeddo Xukunkii Dilka ahaa Maxkamadda Ciidamaddu ku Xukuntay 8 Maxbuus oo ku eedeysnaa Dilkii Alla Ha u naxariistee Taliyihio hore ee qaybta gobolka Saaxil Cabdirisaaq Maxamuud Caseyr. Kaasoo dablay hubeysani ku dishay Buuraleyda gobolkaasi.
Mudaharadkani Oo Hada Ka Socda Gudaha Magalada Burco Ayaa Daba Socda Mudaharado Shalay Iyo La Xalay Ka Socday Gobolka Saaxil Oo Lagu Diidan Yahay Xukunki Lagu Riday Dad Ku Eedaysanaa Inay Dilkii Alla Ha u naxariistee Taliyihio hore ee qaybta gobolka Saaxil Cabdirisaaq Maxamuud Caseyr Cidamada Boolice Ayaa Ku Hawlan Dejinta Dadkani Gadoodsan Oo Wadooyinka Qarkood Ku Gubay Tayiiro Iyo Dgaxaan.
Waxii Warar Kasoo Kardha Kale SocoAfkashacabka.com
War Deg Deg Ah Mudaharad Hada Ka Socda Magalada Burco
Dadweyne gadoodsan ayaa Saaka Ka Bilaabamay Farasmagalaha Magalada Burco Iyo Xafadaha Qaar Mudaharaad lagaga soo horjeeddo Xukunkii Dilka ahaa Maxkamadda Ciidamaddu ku Xukuntay 8 Maxbuus oo ku eedeysnaa Dilkii Alla Ha u naxariistee Taliyihio hore ee