Wasaradda Duulistu Markii Ay Ku Fashilantay Madaaradda Dalka Ee Ay Ku Qaadatay Millions Doolar O Hadana Ku Faaneysa Helicopter Daroogo Sidday Oo Soo Cago-Dhigatay Lascaanood!

0
Sunday February 02, 2014 - 21:41:53 in by Super Admin
  • Visits: 1176
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Wasaradda Duulistu Markii Ay Ku Fashilantay Madaaradda Dalka Ee Ay Ku Qaadatay Millions Doolar O Hadana Ku Faaneysa Helicopter Daroogo Sidday Oo Soo Cago-Dhigatay Lascaanood!

    Deeq lagu sheegay millions Doolar ayay dunidu ku bixisay dib-u dhiska madaaradda dalka Somaliland,waxaanay ahayd in lacagtaas lo maamulo si daacad ah,balse waxaa dhacay musuq-masuq-an lo abbe yeelin,waxaana ka dhacday qaado anna waan-qaatee,wasiirka

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Afka Shacabka
Deeq lagu sheegay millions Doolar ayay dunidu ku bixisay dib-u dhiska madaaradda dalka Somaliland,waxaanay ahayd in lacagtaas lo maamulo si daacad ah,balse waxaa dhacay musuq-masuq-an lo abbe yeelin,waxaana ka dhacday qaado anna waan-qaatee,wasiirka
Deeq lagu sheegay millions Doolar ayay dunidu ku bixisay dib-u dhiska madaaradda dalka Somaliland,waxaanay ahayd in lacagtaas lo maamulo si daacad ah,balse waxaa dhacay musuq-masuq-an lo abbe yeelin,waxaana ka dhacday qaado anna waan-qaatee,wasiirka warasadda duulista maxamud xaashi oo gadh-wadeen ka ahaa dhismayaasha madaaradda ayaa gabi-ahaanba ku fashilmay,masuuliyaddi lo igmaday ee ahaa in u si fiican u maamulo,dhaqaalaha faraha badna ee loogu tallo galay,madaarada dalka isla markaasna ay dawlada kuweyt inoo siisay walaalnimo,ayaan la ganeyn meesha uu ku baxay.

Sidoo kale waxaa layaab ah markay dawladda siilaanyo ay ku fashilantay madaaradda ayay bilowday inay samaysatay guul-wadayaal kuwaaso an aqoon u la’hayn nadaamka dawladnimo ay soosaareen wax -ayna habooneyd inuu ku hadlo ama uu ku faanno qof-siyaasiya,balse waxaynu ogsoonay,guul-darooyinka dhinaca madaarda markii la musuq-maasuqay lacagtii milyaniska ahayd,waxaaynu ognahay guryihii ay warbaahintu sheegtay inuu wasiirka wasarada duulistu uu ka ibsaday dalalka dibadda,lacagta lagu ibsadayna waa lacagti madaradda wadanka.

Hadaba waxaaynu ogsoonay maanta inuu xaalkii wasaraddaasi kusoo ururay,war-saxaafadeed been abuur ah oo cidi doontaaba ay soo qorto isla markaasna,lagu sheego guul waxay modayaan balse wax-yeelo ah,wasarada ayaa guulo ku sheegay meel anay xatta xashiish ka xaadhin oo anuu wasiirka mar qudha tagin iyo cid kalo oo meetesho wasaradda duulista iyo hawada Somaliland ilaayo markii lagu dhawaaqay,tano qudha maha ee Somaliland oo dhami ma geeyso las-caanood wax faa”iido u leh.

Waxaa wax lagu qoslo ah markay wasaradda dad sheegay inay meetelaan ay ka hadaaqeen wax ay haboonayd inay ka xishoodaan,ay so saaren wax lagu sheegay war-saxafadeed oo lasoo mal-maluuqay isla markaasna ceebtooda ay islahaayeen,waxay idiin-noqonaysa wax-qabad,balse ay ummaddu layaabta waxanay sheegen magaalada lascaanood oo diyaarad yar oo keenta qaad ay ku faanaan waa layaab.

Ummadda Somaliland waxaay markhaati ka tahay sidaa ay xukuumadu ugu fashilantay madaarkii Hargeisa,taasina waxay hada dhaxalsiisay in la waayo cid soo xaraysata codsiyo lagu talo galay shirkada ballaadhinta madaarka oo ay hadana ay dawlada kuweyt ina siisay waxanay gabi-ahaanba ay shirkaduhu,ay ka shaacen,dillaalnimada wasiirka duulistu,ka dhex-wado dhaqaalaha oo uu rabbo inuu inta badan lun-sado.