Hargaysa:Hoggaanka Saddexda Xisbi Qaran Oo Go,aamo Ka Gaadhey Saami-qeybsiga Kuraasta Gollaha Wakiillada.

0
Wednesday July 27, 2016 - 16:36:13 in by salman abdi
  • Visits: 570
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Hargaysa:Hoggaanka Saddexda Xisbi Qaran Oo Go,aamo Ka Gaadhey Saami-qeybsiga Kuraasta Gollaha Wakiillada.

    Saddexda xisbi qaran ee Somaliland Ee KULMIYE, WADDANIIyo UCID oo mudooyinkii ugu danbeeyey lahaa Kulamo ay kaga tashanayaan sidii ay xal ugu heli lahayeen Saami qeybsiga Kursaata golaha wakiilada ayaa waxaa ay maanta go,aamo ka gaadheen.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Saddexda xisbi qaran ee Somaliland Ee KULMIYE, WADDANIIyo UCID oo mudooyinkii ugu danbeeyey lahaa Kulamo ay kaga tashanayaan sidii ay xal ugu heli lahayeen Saami qeybsiga Kursaata golaha wakiilada ayaa waxaa ay maanta go,aamo ka gaadheen.



Akadamga nabada iyo Horumarinta iyo saddex xisbi oo arintaasi xalinteeda ku jiray ayaa waxaa ay xisbiyada qaranku sheegen in aanay heynin wax xal ah oo arintaasi lagu xaliyo waxaana ay soo jeediyeen in doorashada golaha wakiilad lagu galo sidii lagu galay sanadkii 2015 waxaana ay soo sareen Go,aamadan.

1:In Madaxeynaha Jamhuriyada Somaliland lagu celiyo arinraasi si uu xal kama danbeysa ah uga gaadho isla markaana uu go,aan uga soo saaro

2 :In Saddexda xisbiba ay go,aankaasi madaxweynuhu soo saray sidiisa u aqbalaaan waxuu noqdaba

4:In akadamiga nabada iyo horumarinta Somaliland ay ku dabo gasho saddexda xisbi fulinta go,aanka uu madaxweynuhu ka soo saaro.