Maal Qabeenka Ugu Da,da Yar Aduunka Oo La Shaaciyay Magaciisa Iyo Hantidiisa
Maal Qabeenka Ugu Da,da Yar Aduunka Oo La Shaaciyay Magaciisa Iyo Hantidiisa
Gabadha magaceedu yahay Alexandra Anderson, ayaa noqotay Gabadha ugu da'da yar ee ugu maalqabeensan Haweenka Adduunka, kadib markii la sheegay in hantideedu ay gaadhay 1.2 Milyaar oo dollar iyada oo aan dhaafin 20 jir .
Waana markii ugu horaysay ee Alexandara ay ka mid noqoto maal-qabaneeda Adduunka, waxayna kaydisay sida ay war bixin laga soo saaray sheegtay inay hatidan ururusatay ama kaydisay kadib markii aabaheed kala baxay Hanti uu ku lahaa shirkadda ugu wayn dhinaca maalgelinta ee ku taala dalka Norway ee loo yaqaan Frad sanadkii 2007-dii.
waxaana la sheegay in aabaheed uu ku dhaxlay maalkan aabihii oo noqonayaa Alexandara awoowgeed kaaso ka ganacsan jiray sigaarka islamarkana uu ahaa ninka ugu soo saarka badan sigaarka dalka Norway laga soo saaro.
Source:Himilo
Maal Qabeenka Ugu Da,da Yar Aduunka Oo La Shaaciyay Magaciisa Iyo Hantidiisa
Maal Qabeenka Ugu Da,da Yar Aduunka Oo La Shaaciyay Magaciisa Iyo Hantidiisa Gabadha magaceedu yahay Alexandra Anderson, ayaa noqotay Gabadha ugu da'da yar ee ugu maalqabeensan Haweenka Adduunka, kadib markii la sheegay in hantideedu ay gaadh