Jabuuti Oo Xubin Ka Noqotay Shirkadaha Maalgashi Ee Africa Finance Corporation (AFC).

0
Friday July 29, 2016 - 14:15:02 in by salman abdi
  • Visits: 673
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Jabuuti Oo Xubin Ka Noqotay Shirkadaha Maalgashi Ee Africa Finance Corporation (AFC).

    Jabuuti ayaa ka mid noqotay xubin cusub ee shirkadaha maalgashi ee Africa Finance Corporation (AFC), oo ah hay'ad caalami ah oo maalgashiga mashaariicda muhiimka ah ee kaabayaasha guud ahaan Africa.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Jabuuti ayaa ka mid noqotay xubin cusub ee shirkadaha maalgashi ee Africa Finance Corporation (AFC), oo ah hay'ad caalami ah oo maalgashiga mashaariicda muhiimka ah ee kaabayaasha guud ahaan Africa.


Isagoo ka hadlayay magaalada Lagos, Ali Guelleh Aboubaker, Wasiirka maaliyada ee Xafiiska Madaxweynaha, ayaa muujiyay farxada Jabuuti in ay noqotay xubin ka mid ah AFC, urur caalami ah oo leh rikoor la caddeeyey oo baaxad weyn ee maalgelinta kaabayaasha.

Waxa uu sheegay in dowladda Jabuuti ay ka go'an tahay ka faaiideesiga maalgashiga kaabayaasha lagama maarmaanka iyo in la wado koboca dhaqaalaha iyo sidii loo soo jiidan lahaa maal-gashatada caalamiga ah iyo fursadaha maalgashiga kaabayaasha.

"Waxaan rajeyneynaa in aan AFC la shaqeeno si aan u hirgalino mashaariic leh saameyn dhaqaale iyo bulsho oo dhab ah oo fiican guud ahaan dalka," ayuu yiri Aboubaker.