Dawladda Maraykanka Oo Sheegtay Inay Ka Walaacsan Tahay Xaaladda Turkiga

0
Friday July 29, 2016 - 14:16:07 in by salman abdi
  • Visits: 708
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dawladda Maraykanka Oo Sheegtay Inay Ka Walaacsan Tahay Xaaladda Turkiga

    Mareykanka, ayaa ka walaacsan xaaladda dalka Turkiga, kadib markii Ankara ay sii laba jibbaartay inay beegsato kooxaha lagu eedeynayo inay afgambigii dhicisoobey qeyb ka ahaayeen iyo tagaeerayaashooduba.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Mareykanka, ayaa ka walaacsan xaaladda dalka Turkiga, kadib markii Ankara ay sii laba jibbaartay inay beegsato kooxaha lagu eedeynayo inay afgambigii dhicisoobey qeyb ka ahaayeen iyo tagaeerayaashooduba.



Dowladda Turkiga, ayaa amartay in la xidho in ka badan 130 xarumo warbaahineed oo isugu jira wargeysyaal, Tv-yo, Radiyowyo iyo wakaalad wareedyo. Waxa sidoo kale la amrey in la soo xidho 90 wariye.
Afhayeen u hadlay aqalka cad, John Kirby, ayaa sheegay in ay aad uga walaacsan yihiin xaaladda.
Waxa uu Kirby sheegay in Turkiga oo saaxiib iyo sibaheysi la ah ay arrintooda saameyneyso, sidoo kalena dimuqraaddiyaddooda.