Shaqo La`aan Nooce Ah Ayaa Dalka Ka Jirta ? Sidee Se Looga BIxi Kara ? WQ- Abdi Salaan Mahdi Cirro

0
Saturday July 30, 2016 - 22:28:47 in by Hargeysa Office
  • Visits: 1301
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Shaqo La`aan Nooce Ah Ayaa Dalka Ka Jirta ? Sidee Se Looga BIxi Kara ? WQ- Abdi Salaan Mahdi Cirro

    Marka hore waxan halkan ka salamaya dhaaman umada somaliyeed gaar ahan bulshada reer Somaliland waxan ku salamaya salaanta islaamka ( ASC ) intaas kadib waxan so yara qadanaya War bixin kooban oo ay soo sartay wasarada shaqalaha iyo arimaha bulshada

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Marka hore waxan halkan ka salamaya dhaaman umada somaliyeed gaar ahan bulshada reer Somaliland waxan ku salamaya salaanta islaamka ( ASC ) intaas kadib waxan so yara qadanaya War bixin kooban oo ay soo sartay wasarada shaqalaha iyo arimaha bulshada Somaliland ee loso gaabiyo ( MOLSA ) kaga hadlaysi heerka shaqo la`antu ka taagantahay dalka sandki 2014. Sidan u dhigna. 65% bulshada Somaliland waa shaqo la`an 30% ay tahay dhalinyaro dumar ah 20% ay tahay dhalinyaro rag ah Halka 15% ay yihin kuwa qaan gaadh ah

Hadaba akhriistow aan ku yara taabto war bixinta iyo shaqo la`anta dalka ka jirta qaabk ay tahay iyo sababta dhlinyarada Somaliland ka dhigay kuwo an shaqo raadin ( DISCOURAGED WORKERS ) Sida wasaarada shaqada iyo arimaha bulshadu qortay heerka shaqala la`antu dalka waxay maraysi waqtiga 65% manta aynu jooganana way kasi badantahay. Sababuhuna waa inta iyo kasi badanba xukumada dalka haysatana iyada badana ka masuula shaqo la`ant ku habsatay dalka, hadi aanu u nimaadno shaqo la`anta dalka ka jirta nooca ay tahay markanu u eegno cabirka lagu cabiro shaqo la`anta.

Dalka shaqo la`anta ka jirta waa ( STRUCTURAL UNEMPLOYMENT ) taaso ah in meelo gooniya ay shaqo taalo sida caasimada hargeysa Iyo Berbera oo Lagu Sameeyay maal galin badan Xaruumihi dawladuna ay so dhaafi la yihin Iyo xirfadihi ay dhalintu barteen oo dalkan ay ka shaqeen badankoodu, Hadi aynu eegno xalka aanu uga bixi karno argti ahantayda waxay tahay Somaliland waxay u weeyentahay GOBALADA BARI maal galinta gaadhana way ka yar tahay 10% Bulshada shaqo la`anta baahsan heesatana waxay badan koodu daganyihin G/Bari, inkastoo la wada baabin Karin shaqo la`anta hadana waa la yareen kara hadi diyaar lo yahay hadaba si anu u yareeno waxa an so jeedin laha Qodobadan schoolda Iyaku Shaqo la`anta ku sababeeyay arimahan so socda In lala dagaalamo Qoris la`anta baahsan In la Hormariyo waxbarashada miiyga iyo schoolada farsamada gacanta lagana furo gobalada dalka ee 6da ah In la maal galiyo magaalo walba waxay khayraad u haysato In wasaarada ciyaaraha iyo dalxiiska lo dhiibayo wasiir dhalinyara si u fahamo baahiyaha dhalinyarada In la sameeyo dood wadaag u dhaxeeya bulshada iyo madaxda dawlada si lo fahmo baahiyaha bulshada

wa bilahi tawfiq

  

W/Q Abdisalaan Mahdi Cirro