Baarlamaanka Tunisiya Oo Kalsoonidii Kala Noqday Raysal Wasaarihii Dalkaasi.

0
Sunday July 31, 2016 - 10:14:31 in by Burco Office
  • Visits: 665
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Baarlamaanka Tunisiya Oo Kalsoonidii Kala Noqday Raysal Wasaarihii Dalkaasi.

    Ra'iisul wasaaraha dalka Tunisiya waxa uu ku guuldareystay cod kalsoonida ay kala noqdeen baarlamaanka.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ra'iisul wasaaraha dalka Tunisiya waxa uu ku guuldareystay cod kalsoonida ay kala noqdeen baarlamaanka.

118 xildhibaan ayaa u codeeyay in Ra’iisul wasaaraha kalsoonida lagala noqdo, halka 27 keli ay u codeeyeen inuu xilka siihayo.

Ra’iisul wasaaraha waxaa dhowaanahana haystay cadaadis ah inuu is casilo. Laakiin doodaasi waxaa markii dambe loo gudbiyay baarlamaanka.

Dhaqaale xumada dalka iyo isbedel la’aanta siyaasadda ayaa loo arkaa in ay ugu wacan tahay in kalsoonida lagala noqdo.