Daawo Sawirada:Mid ka mid ah Xiddigaha Madaw ee Xulka Germany oo Lacag fara badan lagu iibsaday

0
Tuesday August 02, 2016 - 16:29:33 in by Burco Office
  • Visits: 896
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Daawo Sawirada:Mid ka mid ah Xiddigaha Madaw ee Xulka Germany oo Lacag fara badan lagu iibsaday

    Kooxda Manchester City ee horyaalka dalka Ingiriiska ayaa qadar yar ka hor shaacisay inay ku guuleeysatay tartankii loogu jiray soo iibsashada mid ka mid ah Xiddigaha ugu da´da yar Qaranka Germany kaas oo lacag aad u fara badan lagu soo iibsada

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Kooxda Manchester City ee horyaalka dalka Ingiriiska ayaa qadar yar ka hor shaacisay inay ku guuleeysatay tartankii loogu jiray soo iibsashada mid ka mid ah Xiddigaha ugu da´da yar Qaranka Germany kaas oo lacag aad u fara badan lagu soo iibsaday . Ciyaaryahan Leroy Sane oo 20 jir ah ayaa waxaa lagu soo iibsaday Aduun dhan 48 Milyan oo Euro wuxuuna ka yimid dhanka naadiga Fc Schalke ee horyaalka Bundesliga .

Laacibkaan in lagu soo iibsado lacag sidaas u fara badan waxaa u suurto galiyay Macalinka reer Spain ee kooxda Manchester City Mr. Pep Guardiola oo ka helay dhuumashada iyo farsamada faraha badan ee Ciyaaryahan Leroy Sane .