Spain Oo Shaaca Ka Qaaday In Ay Kulan Saaxiibtinimo England Kula Ciyaari Doonaan Wembley Stadium Iyo Taariikhda Kulankan La Ciyaari Doono

0
Friday August 12, 2016 - 10:01:58 in by Burco Office
  • Visits: 868
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Spain Oo Shaaca Ka Qaaday In Ay Kulan Saaxiibtinimo England Kula Ciyaari Doonaan Wembley Stadium Iyo Taariikhda Kulankan La Ciyaari Doono

    Spain ayaa ku dhawaaqday in ay kulan saaxiibtinimo Wembley Stadium kula ciyaari doonaan xulka qaranka England, kulankaas oo noqon doona kulankii 25 aad ee ay Spain iyo England iska hor yimaadaan ee kulamada rasmiga ah iyo kuwa aan rasmiga ahayn.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Spain ayaa ku dhawaaqday in ay kulan saaxiibtinimo Wembley Stadium kula ciyaari doonaan xulka qaranka England, kulankaas oo noqon doona kulankii 25 aad ee ay Spain iyo England iska hor yimaadaan ee kulamada rasmiga ah iyo kuwa aan rasmiga ahayn.


Spain iyo England ayaa kulankan ciyaari doona 12 bilood kadib kulankoodii ugu danbeeyay ee dalka Spain ka dhacay. Kulankii ugu danbeeyay Spain ayaa 2:0 ku garaacday xulka qaranka England markaas oo ay Mario Gaspar iyo Santi Cazorla guusha u horseedeen Spain.

Wmbely

Kulanka Spain iyo England ee Wembley Stadium ayaa la ciyaari doonaa Talaadada, November.2016 iyada oo ay labada xul kala wadaan tababarayaal cusubi. Spain iyo England ayaa hore u soo wada ciyaaray 24 kulan 13 kulan England ayaa soo guulaysatay halka Spain ay 9 kulan gacanta sare soo yeelatay halka laba kulan ay barbro ku soo dhamaadeen.