Daawo"Muxuu Raga Islaamka Ahi U Guursadaan Afarta Xaas Iyo Xogta Ku Duugan

0
Friday August 12, 2016 - 13:26:53 in by Burco Office
  • Visits: 1751
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Daawo"Muxuu Raga Islaamka Ahi U Guursadaan Afarta Xaas Iyo Xogta Ku Duugan

    Sidaan la socono ragga muslimiinta ah waxay guursadaan affar xaas midaasi oo ay u baneysay shareecadda suuban ee Islaamka ah, inkastoo shareecadda Islaamka ay shuruud mid qudha ah ay ku xirtay qofkaasi muslimka ah ee doonaya in uu guursado xaasaskaas

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Sidaan la socono ragga muslimiinta ah waxay guursadaan affar xaas midaasi oo ay u baneysay shareecadda suuban ee Islaamka ah, inkastoo shareecadda Islaamka ay shuruud mid qudha ah ay ku xirtay qofkaasi muslimka ah ee doonaya in uu guursado xaasaskaasi badan taasi oo ah in uu u cadaalad fallo dhamaan xaasaskiisa . Hadaba sidaan la socono waxaa jirta su’aalo badan oo ay dadka kirishtaanka ah waydiiyaan dadka Muslimiinta ah iyaga oo kasoo horjeeda guurka affarta xaas ee raga Islaamka ay guursadaan iyaga oo si dhabta ah aan ka warheyn diinta ay iyaga aamin san yihiin inta xaas ay u fasaxday.

Layaabka ugu daran waxay tahay, Kitaabka ay rumeysan yihiin dadka HInduuga oo lagu magacaabo Mahabarat ayaa wuxuu qorayaa in Kirishna uu guursaday 16’185 xaas , marka hadiiba ninkaasi uu guursaday intaasi oo xaas maxaa Islaamka u diidaya in ay guursdaan 4 xaas.

Waa kan sheikh Zakir Naik oo jawabtaasi siinaya qof dumar ah oo waydiisay, isaga oo si fiican ugu kala dhigdhigay sababta ay u guursdaan raga afarta xaas iyo waxa keena marka loo eego xaga caafimaadka.