siyaasi cabdilahi maxamed warsame oo hambalyo udiray madaxwanaha jamhuuriyada somaliland mudane ahmed siilanyo goanki isku shaadhaynta ah
Waxan halkan ku hambalyaaynayaa Madaxwaynaha jamhuriyadda somailand Ahmed sillanyo Go aanka geesi nimada leh
Waxan halkan ku hambalyaaynayaa
Madaxwaynaha jamhuriyadda somailand
Ahmed sillanyo
Go aanka geesi nimada leh
Ee ku dhaqaaqay kaso ah isku shandhaynta uu ku sameeyay golahiisa wasiirad
Agaasimayaasha &badhasaabada gobolada dalka qarkood
Taaso aan odhankaro waa talaabo aad u mihiima madaama xilka qaranka damcigiisu yahay meerto oo marba qofkii hanankara loo dhiibo waan talabo mihiima iyadoo la odhankaro waxay is raacisay goboladda jamhuuriyada somaliland oo dhan
Waxan shakiga ka saaraysa
Goboldda bariga somaliland
Wabilahi tow fiia
Siyaasi abdilaahi maxed warsame