Waa Kuwee TOBANKA Ciyaartoy Ee Saaka Oo Arbaco Ah Loogu Hadal-heynta Badan Yahay Suuqa Kala Iibsiga? Halkan Kaga Bogo Liiska Oo Dhamaystiran.

0
Wednesday August 24, 2016 - 11:33:00 in by Burco Office
  • Visits: 1246
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Waa Kuwee TOBANKA Ciyaartoy Ee Saaka Oo Arbaco Ah Loogu Hadal-heynta Badan Yahay Suuqa Kala Iibsiga? Halkan Kaga Bogo Liiska Oo Dhamaystiran.

    Salamu calaykum waraxmatulaah, dhamaan akhristayaasha sharafta iyo ixtiraamka naga mudanow ku soo dhawaada barnaamujkeenii tobanka ciyaartoy ee ugu qiimaynta sareeya suuqa kala iibsiga ciyaartoyda ee saaka oo Arbaco

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Salamu calaykum waraxmatulaah, dhamaan akhristayaasha sharafta iyo ixtiraamka naga mudanow ku soo dhawaada barnaamujkeenii tobanka ciyaartoy ee ugu qiimaynta sareeya suuqa kala iibsiga ciyaartoyda ee saaka oo Arbaco

ah kuwaas oo inta ugu badan looga hadlay suuqa kala iibisaga isla markaana lala xidhirinayo kooxo cusub. Suuqa kala iibisaga ciyaartoyda ayaa si rasmi ah u furmay waxayna koox kastaaba u furan tahay in ay samayso saxiixyo cusub.

Football Whispersoo ah shabakada ugu horaysa dhinaca saadaalinta suuqa kala iibisaga ayaa qiimayn khaas ah ku samaysa wararka ciyaartoyda sida wayn loogaga hadlo suuqa kala iibsiga, waxayna si joogto ah u soo gudbisaa hadba ciyaartoyda loogu hadal haynta badan yahay suuqa kala iibsaga iyo kooxaha doonaya ee lala xiriirinayo.

Sky

Qiimeynta saaka waxaa u sareeya goolhayaha Ajax Jasper Cillessen kaasoo la filayo inuu dhameystiro ku biiritaankaaniisa kooxda Barcelona, waxaa ku qiimeyn ah goolhayaha uu bedelayo Claudio Bravo kaasoo ku sugan Man City islamarkaana heshiis 17.5 milyan ginni oo u dhiganta 20 milyan euro uga soo wareegaya Barcelona.Waxaa kaalinta 3aad ee qiimeynta Football Whispers ku jira daafaca kooxda West Brom Jonny Evans kaasoo weli lala xiriirinayo kooxda Arsenal inkastoo West Brom ay madaxiisa dul dhigtay 25 milyan ginni.

 

Waxaa kaalinta afaraad ku jira saaka Georges-Kevin Nkoudou kaasoo la filayo inuu ka tago Marseille kuna biiro kooxda Tottenham. Waxaa shanaad soo buuxiyay weeraryahanka Lyon Alexandre Lacazette kaasoo weli si joogta ah loola xiriirinayo kooxda Arsenal.

10ka Xiddig Ee Loogu Hadal-heynta Badan Yahay Suuqa Kala Iibsiga Saaka Oo Arbaco Ah: