DiiwangelintO Codbixiyaasha Oo Saaka Ka Bilaabatay Gobolka Saraar Iyo Cilada Tiro Badan Oo Hadheeyey
Caynaba(AFKA)Waxa Si Caga Jiid ah Uga Bilaabmay Gobolka Saraar Diiwangelinti Iyado ahayd inay Shalay Ka Bilaabo Laakin Dib uu Dhac Ku Yimi Shaqaalahi Iyo Gadiidki Qalabka Shaqaalaha Siday.
Waxa Saaka Subaxi Si Rasmi ah Uga Furmay Goobaha Diiwangelinti Magaalada Caynaba Iyo Degaaanada Hoos Yimaada Diiwangelinti waxaana Lagu soo Waramaya Degaanada Hoos Yimaada Magaalada Caynaba Inay Cilado is Daba Joog ahi Jiraan, ay Ugu Horeyso Internet La'aan Iyo Computari oo Qaarkood Shaqeyn Waayay, waxaana Goobaha Qaarkood Lagu Shaqeynaya 1 Computar oo Keliya.
Waxa Magaalada Caynaba Lagu soo waramayainay Cilado Iska Jiraan Laakin ay si wanaagsan Uga socoto Gudaha Magaaladaasi, iyado Dadko Safaf Dhaadheer Ku Jiraan.