Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye Oo Si Balaadhan loogu Soo Dhaweeyey Magaalada Coodanle Ee Degmada Qorilugud.+Sawiro

0
Wednesday August 24, 2016 - 11:46:09 in by Burco Office
  • Visits: 1051
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye Oo Si Balaadhan loogu Soo Dhaweeyey Magaalada Coodanle Ee Degmada Qorilugud.+Sawiro

    Coodanle(AFKA)Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye Ahna Musharaxa Madaxweyne Oo Si Baaladhan Loogu Soo Dhaweeyay Magaalada Coodanle Ee Degmada Qorilugud. Dadweynaha ku dhaqan Magaalada Coodanle oo ka tirsan degmada Qorulug ee Gobolka Buuhoodle, ayaa si layaab

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Coodanle(AFKA)Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye Ahna Musharaxa Madaxweyne Oo Si Baaladhan Loogu Soo Dhaweeyay Magaalada Coodanle Ee Degmada Qorilugud. Dadweynaha ku dhaqan Magaalada Coodanle oo ka tirsan degmada Qorulug ee Gobolka Buuhoodle, ayaa si layaab leh u soo dhaweeyey wefti ballaadhan oo uu hoggaaminayo Guddoomiyaha KULMIYE
ahna murrashaxa jagada Madaxweynaha ee xisbiga Md. Muuse Biixi Cabdi oo kormeer la xidhiidha dardargelinta iyo wacyigelinta diiwaangelinta codbixiyayaasha ku tagay deeganno ka tirsan Gobolka Buuhoodle maanta.

Weftiga waxa lagu galbiyey raxan Fardo shaaximan oo si xarrago badan ay u eryayeen rag Fardo-fuul aad u xarfaan ahi, iyadoo markii dambena halkaasi Faras lagu guddoonsiiyey murrashax Muuse Biixi oo isna isla goobtaasi ku fuulay oo u kaxeeyey si aan ka dhicin kooxda Fardo-fuu