Daawo Sawirada :Dalka Dunida ugu Muslimiinta badan oo Wadooyinka lagu soo dhajiyay Boodhadhka Rag La Doon Doonayo

0
Thursday August 25, 2016 - 14:44:12 in by Burco Office
  • Visits: 887
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Daawo Sawirada :Dalka Dunida ugu Muslimiinta badan oo Wadooyinka lagu soo dhajiyay Boodhadhka Rag La Doon Doonayo

    Mid ka mid ah Wadamada ugu Muslimiinta badan Caalamka ayaa wadooyinkiisa waxaa maal mahaan dambe lagu soo dhajiyay Boodhadhka iyo Wajiyada Rag muhiim ah oo si weyn loo doon doonayo .

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Mid ka mid ah Wadamada ugu Muslimiinta badan Caalamka ayaa wadooyinkiisa waxaa maal mahaan dambe lagu soo dhajiyay Boodhadhka iyo Wajiyada Rag muhiim ah oo si weyn loo doon doonayo . Dalka Indoneesiya waxaa ku nool Muslimiinta ugu badan Caalamka , tirada dadka ku nool dalkaan waa 244 Milyan oo qof waxaana Muslimiinta ku nool lagu sheegay 88% .

Ciidamada Sirdoonka dalka Indonesia ayaa mudooyinkaan dambe waxa ay ku raad joogaan rag qaraxyo ka geestay dalkaas iyo kuwo ku biiray ururo Argagixiso .

Inta la ogsoon yahay 500 ilaa 700 oo dagaalyahano ah una dhashay dalka Indonesia ayaa waxa ay ku biireen kooxda Daacish kuwooda ka dagaalama dalalka Ciraaq iyo siiriya . Wajiyada iyo Sawirada raga sida aadka ah loo doon doonayo ayaa waxaa lagu dhajiyay dhamaan wadooyinka dalka indoneesiya gaar ahaan magaalada Caasimada ah ee Jagarta .