War Deg Deg Ah:Xildhibaan Cabdiqaadir Jirde Oo Daaha Ka Feydey Inuu U Taagan Yahay Gudoomiyaha Xisbiga Wadani

0
Thursday August 25, 2016 - 15:30:03 in by Burco Office
  • Visits: 801
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    War Deg Deg Ah:Xildhibaan Cabdiqaadir Jirde Oo Daaha Ka Feydey Inuu U Taagan Yahay Gudoomiyaha Xisbiga Wadani

    Hargeysa(AFKA)Xildhibaan Cabdiqaadir Jirde ayaa markii u horaysay shaaciyey in uu u sharaxan yahay Jagada Gudoomiyaha Xisbiga Waddani balse muu sheegin wakhtiga uu ololaha bilaabayo iyo sida loogu wareejinayo waxaana isaga oo cadaynayaa yidhi.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hargeysa(AFKA)Xildhibaan Cabdiqaadir Jirde ayaa markii u horaysay shaaciyey in uu u sharaxan yahay Jagada Gudoomiyaha Xisbiga Waddani balse muu sheegin wakhtiga uu ololaha bilaabayo iyo sida loogu wareejinayo waxaana isaga oo cadaynayaa yidhi.

"Arrintaas wada hadalka Waddani iyo taageerayaashaydu meel wanaagsan ayay maraysaa, aniguna waxaan u sharaxanahay oo aan doonayaa inaan noqdo guddoomiyaha xisbiga Waddani oo hadda meel wanaagsan ayay hawshaasi maraysaa.” Ayuu yidhi XIldhibaan Cabdiqaadir Jirde oo sheegay in uu u sharaxan yahay Gudoomiyaha Waddani