Daawo: Dugsiga ILEYSK Togdheer oo Sagootiyey Ardaydii Ka Baxday Sannadkan Abaalmarina siiyey Ardaydii ugu sarraysay Hablaha Somaliland oo Iskuulkooda Ka Baxday

0
Thursday August 25, 2016 - 17:36:32 in by salman abdi
  • Visits: 715
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Daawo: Dugsiga ILEYSK Togdheer oo Sagootiyey Ardaydii Ka Baxday Sannadkan Abaalmarina siiyey Ardaydii ugu sarraysay Hablaha Somaliland oo Iskuulkooda Ka Baxday

    Badhsabka Gobolka Togdheer, Masuliyiin ka socotay Wasaradda Waxbrashada iyo Masuliyinta Jaamcadaha Gobolka ayaa ka qaybgalay Munsibad ay Maamulka Dugsiga Ileyska TOGDHEER ku sagootinayeen

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Badhsabka Gobolka Togdheer, Masuliyiin ka socotay Wasaradda Waxbrashada iyo Masuliyinta Jaamcadaha Gobolka ayaa ka qaybgalay Munsibad ay Maamulka Dugsiga Ileyska TOGDHEER ku sagootinayeen

Ardaydii ka baxday Dugsigaasi kuna abal marinayeen Ardayadi ugu Sarraysay Hablaha Somaliland oo kamid ahayd weliba 10ki arday ee imitixanadki dugsiyada sare ugu sarraysay oo ka baxday Dugsigani.

Waxa si weyn munsibdda looga ammanay ardayadasi iyo weliba dugsiga ileyska Togdheer iyado Sharaxad u ka bixiyey dugsiga maamulekuxigenka dugsigasi cabdixakin muse.

Waxa iyaguna aad u ammanay dugsiga badhasabka togdheer iyo madxa waxbarashada dugsiyada garka lo leyahy ee wasaradda waxbarshada, Masuliyiinti kala duwana ee ka socday jamcadaha Gobolka iyo weliba qaarkamida ardayda dugsiga

Gebogabadiina waxa halkaas abalmarino lagu gudonsiyey qaarkamida macaliminta iyo maamulka dugsiga ileyska Togdheer.