Toban Qodob Oo Go Aamiya Ku Guuleysiga Hamiga Siyaasadeed Ee Qofka.Q1aadW/Q:Nageeye maxed xasan

0
Saturday August 27, 2016 - 18:03:52 in by salman abdi
  • Visits: 1128
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Toban Qodob Oo Go Aamiya Ku Guuleysiga Hamiga Siyaasadeed Ee Qofka.Q1aadW/Q:Nageeye maxed xasan

    Noloshu waa siyaasad Siyaasaduna waa nolol,si taa la mida macnaha guud ee siyaasada khubaradu waxey ku qayaxaan siyaasadu iney tahey qayb ka mid ah qiyaamada iyo

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Noloshu waa siyaasad Siyaasaduna waa nolol,si taa la mida macnaha guud ee siyaasada khubaradu waxey ku qayaxaan siyaasadu iney tahey qayb ka mid ah qiyaamada iyo

tabaha kale duwan ee ay dawladuhu isticmaalaan arimahooda masiiriga iyo xukuumiga ah ee ay u baahanyihiin iney talaabo ka qaataan.hadaan halkaas kaga gudubno qayaxitaanaka kooban ee ereyga siyaasad,isla markaana aan u soo daadagno dulucda ujeeda maqaalkeenan waxaa jira Tobanka qodob oo ay tahey iney ku dhaqmaan qofka doonaya siyaasad guuleysata tobankaa qodab aan mid mid u soo qaadano

1-dulqaadka:- dulqaadku ama samirku waa shey aanu helin qofkasta oo dunida ku nooli waana hibo iyo hanuunin uu ilaahey(s.w) bixiyo hadaba siyaasiga guuleysta waxaa lagugartaa waa qof samir badan siyaasadu waxey leedahaye xaalado iyo duruufo kala duwan oo iskugu jira macaan iyo qadhaadh,hadaba waa in qofka siyaasiga ah ee mustaqbalka lihi uu yahey qof dulqaad badan oo aan iska qaadan go aan qaldan isla markaan uu ku samro waqti iyo wajiyada adage e siyaasadu la timaado waayo waxaad tahey sidii qof khamaar ku jira marka hadii maanta lagaa guuleyso filo inaad daqiiqadaha,saacadaha ama maalmaha soo socda aad guuleysan karto ogsonow in aanu qafna la dhalan guushu iyo guuldarada midna.ee ay tahey wax dabiiciya oo qofkasta uu dhadhamiyo qayb kamida noloshiisa.hadii dulqaadku kugu yar yahey wey adagtahey inaad noqoto siyaasi isbedel ku sameeya bulshadiisa horumarna ka gaadha masraxyada siyaasada,aan soo qaadano hal qiso oo ku tusineysa dulqaadkii ay lahaayeen siyaasiyiintii caanka ka noqdey kownkan 



la soco…….


Nageeye maxamed xasan]


0634101310


Nageeye353@gmail.com