Dawladda Turkiga Oo Xaqiijisay In Askari Lagaga Dilay Dagaal Ka Dhacay Dudaha Suuriya.

0
Sunday August 28, 2016 - 09:13:56 in by salman abdi
  • Visits: 688
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dawladda Turkiga Oo Xaqiijisay In Askari Lagaga Dilay Dagaal Ka Dhacay Dudaha Suuriya.

    Dowladda Turkiga ayaa sheegtay in askari ka tirsan looga dilay waqooyiga Suuriya, kadib dagaal ay la galeen dagaalyahanada Kurdiyiinta ah.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Dowladda Turkiga ayaa sheegtay in askari ka tirsan looga dilay waqooyiga Suuriya, kadib dagaal ay la galeen dagaalyahanada Kurdiyiinta ah.


Milateriga Turkiga oo todobaadkii hore gudaha u galay Suuriya, iyagoo taageeraya mucaaradka ayaa la wareegay magaalada Jarablus oo u dhow xuduuda.

Askariga Turkiga looga dilay waqooyiga Suuriya ayaa noqonaya askarigii ugu horeeyay ee lagu dilo duulaanka Turkiga ku qaaday gudaha Suuriya.

Dagaalka ayaa ka dhacay meel ku dhow Jarablus, waxaana Milateriga Turkiga uu taageero siinayay dagaalyahanada Mucaaradka

Turkiga ayaa ku hanjabay inuu ka sifeynayo magaalooyinka u dhow xuduuda kooxaha Kurdiyiinta iyo Kooxda IS.